Naadiga Akhriska & Qoraalka Iqra'

Naadiga Akhriska & Qoraalka Iqra'

Share

Naadigaan wuxuu ka shaqeeyaa akhrinta iyo qorista waxyaabo ku saabsan ama aanan ka hor imaaneynin dii

17/08/2023
17/08/2023
17/08/2023
27/05/2023
CASHARKA TAFSIIRKA QURAANKA KARIIMKA SUURATU AL-MAIDA DARSIGII 157-AAD 20/12/2021

Waa arigtida Naadiga Akhriska & Qoraalka Iqra' oo cashir ahaan uu u jeedinayo Sheekheena weyn Sh. Maxmuud Ow Cabdulle Cariif, taasoo ka fog xagjirnimo & calmaaniyad labadaba

CASHARKA TAFSIIRKA QURAANKA KARIIMKA SUURATU AL-MAIDA DARSIGII 157-AAD Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka waxaa halkaan ka soo jeedinaya: Sheekh Maxamuud Aw-Cabdulle Cariif

27/08/2021

Waxaan kugu casuumeynaa aqoon-kororsi ku saabsan aqriska iyo qoraalka oo ka dhacaya Zoom-ka ayna jeedineyso Drs Zahra Maxamed Cabdi oo aad wada garaneysaan oo khudbadaheedu ay dhaxalgal yihiin aadna u xeeldheer yihiin qotayna buugga Akhriska & Akhristaha kaasoo aad loo iibsaday. Haddaba ha moogaan oo ha ka qadin cilmiga aqriska iyo qoraalka ee ay noo soo quurtay oo ay noo jeedinto caawa bacdal cishaha saacaddu markey tahay labada fiidnimo (8:00 PM) inshaa'Allaah.

Link-gaan ka soo gal barnaamijka inshaa'Allaah.
Join Zoom Meeting
https://us04web.zoom.us/j/74171835487?pwd=ZndHcTUzSG5ybXpmTW5lOEd3MjZWQT09

Meeting ID: 741 7183 5487
Passcode: iqra

Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu

Opening Hours

Monday 06:00 - 21:00
Tuesday 06:00 - 21:00
Wednesday 06:00 - 21:00
Thursday 06:00 - 21:00
Friday 06:00 - 21:00
Saturday 06:00 - 21:00
Sunday 06:00 - 21:00