Naadiga Akhriska & Qoraalka Iqra'
Naadigaan wuxuu ka shaqeeyaa akhrinta iyo qorista waxyaabo ku saabsan ama aanan ka hor imaaneynin dii
11/06/2023
Xil. Yusuf Xayle - Waxaan ahay #Tummaal, mana qabo in leys guursado! Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network Subscribe to our channel: https://www.youtube.com/hanoolaatotvFollow us on Twit...
09/06/2022
Hinduuskoow Alle ha idin hoojiyo halkan iyo aakhiraba.
Ninkaan Wuxuu Maraayaa Meeshii ugu Xumayd | caalamka islaamka oo dhan . kanaalka : www.youtube.com/ogaansho twitter :twitter.com/OGANSHO_CHANNELfacebook : www.facebook.com/OGANSHOfadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in...
09/06/2022
Soomaaligii Ugu Horeeyay ee Qudus Booqdo ? | Muuqaal aadan filaynin | oohin | kanaalka : www.youtube.com/ogaansho twitter :twitter.com/OGANSHO_CHANNELfacebook : www.facebook.com/OGANSHOfadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in...
26/12/2021
Xogta Dahsoon Imran Khan oo ka hadlay Nebi-ammaankii Putin Barnaamijka Xogta Dahsoon & Wararka Xuseen Kurdi.Waa Channel aad si maalinle ah uga helayso wararka iyo Barnaamijyada ku saabsan dhinacyada siyaasadda, Sird...
20/12/2021
Waa arigtida Naadiga Akhriska & Qoraalka Iqra' oo cashir ahaan uu u jeedinayo Sheekheena weyn Sh. Maxmuud Ow Cabdulle Cariif, taasoo ka fog xagjirnimo & calmaaniyad labadaba
CASHARKA TAFSIIRKA QURAANKA KARIIMKA SUURATU AL-MAIDA DARSIGII 157-AAD Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka waxaa halkaan ka soo jeedinaya: Sheekh Maxamuud Aw-Cabdulle Cariif
27/08/2021
Waxaan kugu casuumeynaa aqoon-kororsi ku saabsan aqriska iyo qoraalka oo ka dhacaya Zoom-ka ayna jeedineyso Drs Zahra Maxamed Cabdi oo aad wada garaneysaan oo khudbadaheedu ay dhaxalgal yihiin aadna u xeeldheer yihiin qotayna buugga Akhriska & Akhristaha kaasoo aad loo iibsaday. Haddaba ha moogaan oo ha ka qadin cilmiga aqriska iyo qoraalka ee ay noo soo quurtay oo ay noo jeedinto caawa bacdal cishaha saacaddu markey tahay labada fiidnimo (8:00 PM) inshaa'Allaah.
Link-gaan ka soo gal barnaamijka inshaa'Allaah.
Join Zoom Meeting
https://us04web.zoom.us/j/74171835487?pwd=ZndHcTUzSG5ybXpmTW5lOEd3MjZWQT09
Meeting ID: 741 7183 5487
Passcode: iqra
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Mogadishu
Opening Hours
| Monday | 06:00 - 21:00 |
| Tuesday | 06:00 - 21:00 |
| Wednesday | 06:00 - 21:00 |
| Thursday | 06:00 - 21:00 |
| Friday | 06:00 - 21:00 |
| Saturday | 06:00 - 21:00 |
| Sunday | 06:00 - 21:00 |
