11/05/2026
Hadal Dhab Noqon Raba Dhawaan
Hadal Waa Murti Amase Waa midaan haboonayn.
||Murtiile madaale||
11/05/2026
Hadal Dhab Noqon Raba Dhawaan
Waxaan bilownay caafimaad lacag la’aan ah markaan baxay baana lacag laga dhigay.Madaxweyne Farmaajo.
Soomaali heshiisa la ah aduunka dhan ma jidho.
01/05/2026
Xaqiiqo aan qarsoomayn.
01/05/2026
Madaxweynihii 9aad ee Farmaajo oo caawa la kullmay dhaqanka soomaaliyeed qaar kamida ah ayaa yri Farxad ayey ii tahay in aan Hooygiisa ku booqdo Ugaas Cabdirisaaq Ugaas Cabdullaahi Ugaas Xaashi oo dhawaan lagu duubay magaalada Muqdisho, anigoo ugu hambalyeeyey hoggaaminta saldanadan faca weyn.
Ugaaska oo ay wehelinayeen odeyaal dhaqan iyo waxgarad Soomaaliyeed, waxaan ka wada hadalnay xaaladda dalka, adkaynta midnimada iyo doorka dhaqanku ay kuu leeyihiin samatabixinta iyo dowlad-dhiska, gaar ahaan marxaladdan adag ee dalku uu ku jiro duruufo siyaasadeed oo halis ah.
01/05/2026
Ha loo diyaar Garoobo Shirwaynaha Dhalinyarada Soomaaliyeed Meel kasta ay joogaan. Guul & Midnimo.
Muxuu Isku Casilay Farmaajo & Khiyaanadda Dhacday ? Horfadhi.
Aabaha siyaasada soomaalida nin shalay soo galay lama tartami karo .
Saacadaha soo socoda intaan wey ka sii adkaan runtaa la isku garaacayaa.
27/04/2026
“Ceeb ka xuni ma jirto qof weyn oo waaya-arag ah oo PhD haysta oo hadalladiisii shalay iyo maanta layska horkeenayo, oo aad is oraneeysa isagaa mucaarad isugu filan ee maxaad ka mucaaradaysaa.”.
Madaxweyne Farmaajo
27/04/2026
Hadal Xaqiiqa ah