Dr. Ziad Ali Alboudi
Takhtarka Lafaha โ Mogadishu City Hospital
๐ฆด Daawo Sax ah, Daryeel Xirfadeed!
La xiriir maanta!
Si aad ballan u qabsato, soo wac lambarka gaaban 9393 ama +252 61 9977712.
Mogadishu City Hospital
#Daryeelka_Noloshaada Hiigsiga
UJeedka isbitaalka Muqdishu City waa inuu hogaan u noqdo bixinta adeeg caafimaad oo leysku haleyn karo, tayadiisune ay sareeyso.
Aragtida Isbitaalku wuxu ku haminayaa in shacabka Soomaaliyeed helaan xarumo caafimaad oo tayo leh, dadkuna awoodaan dhaqaala ahaan la' iskuna haleyn karo xaga dawada iyo daryeelka
Ujeedada ugu muhiimsan
Ujeedada ugu muhiimsan ee isbitaalka muqidshu city waa kor uqaadista adeegyada cafimaad ee dalkeena iyo taageerida siyaasadaha caafimaad ee heer qaran iyo lahubiyo adegyada caafimad ee dalku u baahan yihiin si ay dadku ugu noolaadaan nolol caafimaad leh
18/05/2025
Xanuun ma ka dareemaysaa dhabarka, jilibka, miskaha ama garabka? La kulan Dhaqtarka Lafaha ee khibradda leh โ Mogadishu City Hospital! ๐ฅ
Dhaqtarka lafaha ee Mogadishu City Hospital wuxuu xal u yahay:
โ
Dhabar xanuun
โ
Jilib xanuun
โ
Miskaha iyo garabka
โ
Dhaawacyada lafaha iyo seedaha
Xalkaaga lafaha wuxuu yaallaa Mogadishu City Hospital!
13/05/2025
๐๐๐ฒ๐๐ญ๐ ๐๐๐ฐ๐๐๐ง๐ค๐ โ ๐๐๐ซ๐ฒ๐๐๐ฅ๐ค๐ ๐๐๐๐ญ๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐ฎ๐๐ง๐๐๐ง! ๐ฉโโ๏ธ๐
Waxaa jirta suโaal ay dumarka badankood is weydiiyaan:
โGoorma ayaan ugu dambeysay in aan is baaro ama la tashado dhaqtarka haweenka?โ
Ha sugin in dhibkaagu bato !
๐ Mogadishu City Hospital Qeybteeda Haweenka waxay ku siisaa:
โ
La-talin caafimaad oo qoto dheer
โ
Baaritaanno casri ah
โ
Daryeel Hooyada uurka leh iyo dhalmada kadib
โ
Qorsheynta qoyska
Waxaan halkan u joognaa in aan kuu noqono garab caafimaad oo lagu kalsoonaan karo.
๐ ๐๐จ๐จ๐ช๐จ Mogadishu City Hospital โ ๐๐๐ฒ๐๐ญ๐ ๐๐๐ฐ๐๐๐ง๐ค๐.
12/05/2025
๐๐๐๐ง๐ญ๐ ๐ฐ๐๐ ๐๐๐๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐๐๐ฅ๐๐ฆ๐ข๐ ๐ ๐๐ก ๐๐ ๐๐๐ฅ๐ค๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐ฒ๐๐๐ฌ๐ก๐! ๐ฉบ๐
Howlwadeennada caafimaadka ee ugu dhow bukaanka โ waa kalkaaliyeyaasha!
Kuwa mar walba dhoolla-caddeeya, xanuunka fahma, iyo daryeelka aan daalin.
๐ Mogadishu City Hospital waxaan leenahay:
Mahadsanidiin!
Daryeelkiinna maalin walba waa mid qiimo badan, qalbiyadana taabanaya.
๐ Waxaan u dabaaldegaynaa maanta dadaalkiinna!
10/05/2025
Waxaa jirta suโaal ay dad badan is weydiiyaan: Maxay tahay sababta aanan u fahmi karin farta ay qoraan dhakhaatiirtu ?
Cilmi ahaan, waxaa la ogaaday in:
๐น Dhaqaatiirta ayaa si joogto ah u qoraan qoraallo badan (daawooyin, warqado bukaan), taasoo keenta in ay si degdeg ah wax u qoraan si ay waqti ugu badbaadiyaan bukaannada kale.
Laakiin ha werwerin ๐
โ Mogadishu City Hospital waxaan ka shaqeynaynaa in warqadaha bukaanada iyo daawada lagu siiyo si cad oo Waadix ah, la fahmi karo, lana hubo!.
05/05/2025
Maalinta Umulisooyinka Adduunka. ๐ฉโโ๏ธ๐
Waad mahadsan tihiin hooyooyinka u taagan badbaadinta nolol kasta oo cusub.
Adinka ayaa furaha bilow kasta ah!
si aad balan ugu qabsato soo wac numberka gaaban 9393 ama +252 61 9977712.
& #
Dr. Abdullahi Jamac oo ku soo biiray Isbitaalka Mogadishu City Hospital
Isbitaalka Mogadishu City Hospital waxa uu si farxad leh u soo dhoweynayaa Dr. Abdullahi, oo si rasmi ah ugu soo biiray kooxda takhaatiirta khibradda leh ee isbitaalka.
03/05/2025
Faa'iidooyinka caafimaad ee avokadhaha.๐
si aad balan ugu qabsato soo wac numberka gaaban 9393 ama +252 61 9977712.
& #
02/05/2025
Jumca wanaagsan ๐ aan badinno saliga nabiga(NNKH)
30/04/2025
Ilmahaaga ku ilaali caafimaad qab.
si aad balan ugu qabsato soo wac numberka gaaban 9393 ama +252 61 9977712.
& #
29/04/2025
Ha u ogolaan xanuunka jilibka in uu noloshaada joojiyo.
si aad balan ugu qabsato soo wac numberka gaaban 9393 ama +252 61 9977712.
& #
28/04/2025
Ha sugin ilaa ay dhibaato timaado. Ilaali caafimaadka wadnahaaga.
si aad balan ugu qabsato soo wac numberka gaaban 9393 ama +252 61 9977712.
& #
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Contact the business
Address
Abdikasim Street
Mogadishu
