28/04/2021
Caruurta la nool macaanka ama sokorta waxaan u hayaa daryeel gooni ah .
Lasocodka xaaladiisa caafimaadna waa bilaash .
Waxa uu heli doonaa kaar lasocdka xaaladiisa oo tix galin ku mudanaayo.
.
Qeebta xamar waxaan kusuganahy 07:00 subaxnimo ilaa 02:30 duhurnimo .
Xarunta ceelashana 02:30 duhurnimo ilaa 06:00 maqribnimo.
27/04/2021
BAAQ NABADEED.
Daladda dhalinyardda soomaaliyeed waxay BAAQ NABADEED udiraysaa dhamaan qaybaha kala duwan ee kala taabacsan mucaarad iyo muxaafad inay gartaan in nabadda marwalba muhiim tahay, dagaalka wiil baa kudhinta ee will kuma dhasho.
Caasimada umadda soomaaliyeed maqaadi karto dagaal iyo qax. Caqliga hashaqeeyo.
Daladda dhalinyardda soomaaliyeed waxay dhalinyardda oogu baaqaysaa inay ilaashadaan nabadda.
NABAD!!
30/10/2020
Soya umbrella ayaa maanta xaflad soo dhoweyn ah oo heer sare loo soo agaasimay uqabatay wasiirka cusub ee howlaha guud, dib udhiska iyo guriyeenta XFS.mudane Mohamed Adam Mo'alim .
Xafalada waxaa kasoo qeeb galay masuuliyiin kala duwan ,waxeeyna Soyo Umbrella u door biday in wasiirkani uu yahay wasiir dhalinyaro ah oo aad u fir fircoon.
Waxaan hubnaa inuu wax badan qaban doono .
14/04/2020
Geeridu waa xaq.ilaahay ha unaxariisto alfanaan cumar shooli, oo caawa kugeeriyooday magaaladda muqdisho.