Somali Youth Umbrella

Somali Youth Umbrella

Share

Somali Youth Umbrella(Dallada Dhallinyarada Soomaaliyeed)

Dallad ay ku midaysanyihiin in kabadan 40 Urur oo matala Soomaaliya oo idil. Soomaalinimo!

Dalada Dhalinyarada Soomaaliyeed (SOMALI YOUTH UMBRELLA ) oo loosoo gaabiyo (SOYO UMBRELLA ) waa Dallad ay ku dhanyihiin Goolada Dalkeena waxana ay kakoobantahay ilaa iyo 41 Urur dhalinyaro oo kakala dhisan:-
Benaadir,Sh.hose, Sh/Dhexe,Hiiraan,Jubaland , Puntland,Gal-mudug ,iyo Koofur Galbeed. Qaar kamid ah Ururadaas ayaa kala ah sida hoos ku xusan:
SOYAD-Somali Youth Associaton For Development. F

28/04/2021

Caruurta la nool macaanka ama sokorta waxaan u hayaa daryeel gooni ah .
Lasocodka xaaladiisa caafimaadna waa bilaash .
Waxa uu heli doonaa kaar lasocdka xaaladiisa oo tix galin ku mudanaayo.
.
Qeebta xamar waxaan kusuganahy 07:00 subaxnimo ilaa 02:30 duhurnimo .
Xarunta ceelashana 02:30 duhurnimo ilaa 06:00 maqribnimo.

27/04/2021

BAAQ NABADEED.
Daladda dhalinyardda soomaaliyeed waxay BAAQ NABADEED udiraysaa dhamaan qaybaha kala duwan ee kala taabacsan mucaarad iyo muxaafad inay gartaan in nabadda marwalba muhiim tahay, dagaalka wiil baa kudhinta ee will kuma dhasho.
Caasimada umadda soomaaliyeed maqaadi karto dagaal iyo qax. Caqliga hashaqeeyo.
Daladda dhalinyardda soomaaliyeed waxay dhalinyardda oogu baaqaysaa inay ilaashadaan nabadda.
NABAD!!

29/03/2021
25/03/2021
Photos from Somali Youth Umbrella's post 30/10/2020

Soya umbrella ayaa maanta xaflad soo dhoweyn ah oo heer sare loo soo agaasimay uqabatay wasiirka cusub ee howlaha guud, dib udhiska iyo guriyeenta XFS.mudane Mohamed Adam Mo'alim .
Xafalada waxaa kasoo qeeb galay masuuliyiin kala duwan ,waxeeyna Soyo Umbrella u door biday in wasiirkani uu yahay wasiir dhalinyaro ah oo aad u fir fircoon.
Waxaan hubnaa inuu wax badan qaban doono .

30/10/2020
14/04/2020

Geeridu waa xaq.ilaahay ha unaxariisto alfanaan cumar shooli, oo caawa kugeeriyooday magaaladda muqdisho.

04/07/2018
Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Mogadishu