XISBIGA TIIR

XISBIGA TIIR

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from XISBIGA TIIR, Political Party, Mogadishu.

Xisbiga Cadaaladda iyo Midnimadda ”TIIR” waa xisbi siyaasadeed, wadani ah mabaadi’diisuna ku qotonta shareecada islaamka, dhaqanka iyo anshaxa suuban ee Soomaaliyeed iyo heer-tusaaleedka caalamiga ah. Xisbiga Cadaaladda iyo Midnimadda waa xisbi siyaasadeed, wadani ah mabaadi’diisuna ku qotonta shareecada islaamka, dhaqanka iyo anshaxa suuban ee soomaaliyeed iyo heer-tusaaleedka caalamiga ah. Xis

27/04/2024

intooda badani waa sida geedka, markey qallalan, waxey ka soo go’day geedka, oo ay ruxdo kuna dacda dhulka .
Laakiin, waa jiro kuwo kale, oo tiro yar, sida u kuna taagan jidkooda, aan u jixin-jixin iyo waxeyna leeyihiin iyo ’ hagaayo nolashooda iyo jidkoodka ay ku socdaa.
-
Xisbiga Tiir:
xisbigatiir.so

04/03/2024

WAA HEES MAAY 30 DAQIIQO SOCONEYSO WAANA HEESTA UGU DHEER HEESAHA MAAY IYO MAXAATIRI - WAA HEESTII IRRÉ DHIIMO - ERYADII ABWAAN SAHAL ALLAH YA RAXMA CODKII XASAN ADAN SAMATAR
-
XISBIGA TIIR :
xisbigatiir.so

10/02/2024

Tubta Nabadda

k**a dhalati isu adeegsiga iyo isu awood sheegasho , , Nabaddu waxay ka dhalataa wadahadal, is-Af-faham, is cafin iyo caddaaladd ay sameyeen dad aan hubeesneen marka ay .

Xisbiga Tiir:
xisbigatiir.so

02/01/2024

WAR-SAXAAFADEED

27/12/2023

“Farqi ka helida & jacel; haddu ku cajab galiyo waxaad soo GOOSATA Ubaxa hadaad jaclaantana waad WARAABISA maalin kasato ee ma goyneyso.”Xisbiga Tiir

22/12/2023

DAWLADNIMADA
---------
iyo waa aqoon ku salaysan iyo dhaxal dhaqan.
Soomaaliya waxey u bahaantahey dawlad leh , lana tashaneyso aqoonta u leh Nidamka, tixraaceyso , hab-raaca , waliba ukala danbaynta amarka, kala-danbaynta jagooyinka iyo dhaqan galinta hawl-maalmeedka Shaqo ee Hay'adaha dawlada.
---
www.xisbigatiir.so
[email protected]
tel:002526-13194074
Xisbiga Tiir

22/12/2023

DAWLADNIMADA
———
iyo waa aqoon ku salaysan iyo dhaxal dhaqan.
Soomaaliya waxey u bahaantahey dawlad leh , lana tashaneyso aqoonta u leh Nidamka, tixraaceyso , hab-raaca , waliba ukala danbaynta amarka, kala-danbaynta jagooyinka iyo dhaqan galinta hawl-maalmeedka Shaqo ee Hay’adaha dawlada.

www.xisbigatiir.so
[email protected]
tel:002526-13194074
XISBIGA TIIR

20/12/2023

wuxuu yahay , in aan u howl galno helitaanka asaasiga ay carruurta leeyihiin sida ; Nabada cuntada,caafimaadka, waxbarashada.
Waa in aan isku geyna dhamaan Nabada jecel iyo kuwa u dhaqdhaqaaqa xoquuqul insaanka , si looga dulqaado silica iyo dhibaatda xeysato caruurteen . waa wadada kaliya soo nooleynta rajada Umadeena iyo badbaada Ubadkeena

Xisbiga Tiir:
xisbigatiir.so

14/12/2023

HA U DEYMO LA’AAN INAAD XUBIN KA NOQOTO BAD-BAADIYAHA UMMADDA SOOMAALIYEED.

Rajo badan ayaa muuqanaysa, isbadalo siyaasadeed ayaa soconaya, hab dhaqankii ku saleysnaa afkaarta Qabiilka ayaa laga gudbayaa, xilligii xisbiyada ayaa la soo gaarey, hanaan cusub oo ku dhisan habka xisbiyo badan ayaa loo dhaqaaqay, Miyi iyo Magaalo si diiran ayaa looga soo dhaweeyay taaba galka asxaabta siyaasadeed ee Soomaaliya.

Xisbiyada Soomaaliya ka hana qaaday waxaa kow ka ah Xisbiga Caddaaladda iyo Midnimadda Soomaaliyeed {TIIR}, Farxad, iyo reyn-reyn ayaa lagu soo dhaweeyay dhalashadii Xisbigaasi, Ku dayasho, laab lakac iyo fudeyd midna kuma imaanin hase yeeshee wuxuu ku yimid baahida ay bulshadiisu u qabto sidii loo heli lahaa xisbi uu hadafkiisu yahay daacadnimo, sinnaan, caddaalad, midnimo, cad-cadaan, waxqabad iyo hiigsiga horumar dhan kasta ah.

Mabda’ ahaan TIIR wuxuu rumeysan yahay in la dhiso ummad ka madax bannaan Qabyaalad, musuq-maasuq, colaad, cabsi, iyo dib u dhac, iyadoo taas badalkeeda loo hawl galayo hanaankii ay dadku ugu noolaan nabad, xornimo, amni sugan iyo horukac.

Xisbiga TIIR ma aha xisbi u xeran dad gaar ah, mana aha mid Boorso lagu sito, ummadda oo dhan ayuu ka dhaxeeyaa, muwaadin kasta waa u furan yahay, haatan waxaa xarunta xisbigaasi ee Magaalada Muqdisho ka socda is diiwaan galinta xisbigaasi, gacmo furan ayaa lagu soo dhaweynaya ruux walba oo xiisaynaya inuu ku soo biiro Xisbiga Caddaaladda iyo Midnimadda Soomaaliyeed {TIIR}.

Muwaadin kasta waa u sharaf inuu ka mid ahaato xubnaha xisbiga Tiir, Boqollaal isugu jira siyaasiyiin, aqoonayhano, qurba joog, saxafiyiin, ganacsato, madax dhaqameed, haween iyo dhallinyaro ayaa horey isaga diiwaan galiyay xisbigaasi, foomam loogu tala galay dadka doonayo inay ka mid noqdaan xisbigaasi ayaa loo diyaariyay, Wallaal haddii aad xiiseynayso xisbi la wada leeyahay ku soo dhawoow xisbiga Caddaaladda iyo Midnimada Soomaaliya, Adigaa leh, Anigaa leh, Annagga oo dhan ayaa leh.

Haddaba muwaadin ha u deymo la’aan inaad xubin ka noqtid bad-baadiyaha ummadda Soomaaliyeed, fadlan gaar oo iska diiwaan gali haddba xarunta ama xafiiska kuugu dhaw ee xisbigu leeyahay.

Mahad badan
====
Twitter:
Web www.xisbigatiir.so
Email: [email protected]
[email protected]
tel:0025261-2777726
-

Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address

Mogadishu