Xoghayaha Guud ee Urur Siyaasadeedka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) Dr. Xuseen Sheekh" Ballanteennu waa berritoole iyo Lambarka 15 iyo Shimbirta Cagaaran".
Caddaaladda iyo Wadajirka
Official page of the Justice and Solidarity Party (JSP)
09/05/2026
Edka dhiiboy, mustaqbalka go’aansoy.
Caddaaladda Iyo Wadajirka 15🕊️
15ka iyo Shimbirta ayaa inoo balan ah
Afgooye iyo Ololaha Doorashada Golaha Wakiilada iyo Deegaanka ee Koonfur Galbeed Soomaaliya
Astaanteenu waa 15ka iyo Shimbirta Cagaaran
09/05/2026
Baydhabo iyo ololaha wacyigelinta bulshada ee ku aaddan doorashooyinka Golaha Deegaanka iyo Golaha Wakiillada ee Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed.
Ceelberde iyo ololaha wacyigelinta bulshada ee ku aaddan doorashooyinka Golaha Deegaanka iyo Golaha Wakiillada ee Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed.
09/05/2026
Qansaxdheere: Qaar ka mid ah hawlwadeennada Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ayaa degmada Qansaxdheere ka wada ololaha wacyigelinta bulshada ee ku aaddan doorashooyinka Golaha Deegaanka iyo Golaha Wakiillada ee Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed.
Wanlaweyn: Qaar ka mid ah hawlwadeennada Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ayaa degmada Wanlaweyn ka wada ololaha wacyigelinta bulshada ee ku aaddan doorashooyinka Golaha Deegaanka iyo Golaha Wakiillada ee Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed.
09/05/2026
Afgooye: Qaar ka mid ah hawlwadeennada Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ayaa degmada Afgooye ka wada ololaha wacyigelinta bulshada ee ku aaddan doorashooyinka Golaha Deegaanka iyo Golaha Wakiillada ee Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed.
09/05/2026
HAMBALYO DHAMMAAN MURASHAXIINTA IYO XUBNAHA URURKA EE KA QAYBGALAY
DOORASHO HOOSAADKA GOLAYAASHA DEEGAANKA IYO GOLAHA WAKIILADA EE DG. KGS
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Mogadishu
Opening Hours
| Monday | 09:00 - 17:00 |
| Tuesday | 09:00 - 17:00 |
| Wednesday | 09:00 - 17:00 |
| Thursday | 09:00 - 17:00 |
| Friday | 09:00 - 17:00 |
| Saturday | 09:00 - 17:00 |
| Sunday | 09:00 - 17:00 |
