Xisbiga Awoodda Dhallinyarada

Xisbiga Awoodda Dhallinyarada

Share

The Youth Power Party | Xisbiga Awoodda Dhallinyarada Soomaaliyeed �

Photos from Xisbiga Awoodda Dhallinyarada's post 24/09/2025

𝐀𝐥𝐥𝐚𝐡 (𝐬𝐰𝐭) 𝐡𝐚 𝐮 𝐧𝐚𝐱𝐚𝐫𝐢𝐢𝐬𝐭𝐨 𝐰𝐢𝐢𝐥𝐤𝐚𝐚𝐧 𝐝𝐡𝐚𝐥𝐥𝐢𝐧𝐲𝐚𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐚𝐡, 𝐰𝐮𝐱𝐮𝐮 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐢𝐧𝐭𝐚𝐲 𝐝𝐚𝐠𝐚𝐚𝐥𝐤𝐢𝐢 𝐒𝐚𝐥𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐖𝐚𝐫𝐝𝐡𝐢𝐢𝐠𝐥𝐞𝐞𝐲.

DHALLINYAROOY: Odeyga siyaasiga ah, ma dhimanaayo, maxaa yeelay, isagu wuxuu durba dhex gelayaa gaari aan xabaddu karin (Bulletproof). Marka ay xabaddu billaabato.

Balse dhallinyarada dalkaan ayaa dhimaneysa, isku-dhammaaneysa, oo saacad walba is-dilaya, waxaana dhiggooda sarrifanaya odey siyaasi ah. Kursigana isaga ayaa ku fariisamaayo, dhallinyarada dalka ayaana dhammaaneysa.

Taasi waa inay joogsataa, waa inay dhallinyaradu noqdaan kuwa xukunka qabta, oo dalkaan badbaadiya.

Kacdoonkii dhallinyaro ee dalkaan badbaadin lahaa, waa inaan sameynaa. Weliba sida ugu dhaqsaha badan.

Ugu dambeyn, Marxuum Liibaan Xaashi iyo intii kale ee ku dhimatay dagaalkii maanta Allaha u raxmado, intii dhaawacyadu ka soo gaareenna Allaha bogsiiyo, oo u booga-dhayo.

Ku soo biir bogga Xisbiga Awoodda Dhallinyarada Soomaaliyeed.

Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Address

Shingaani, Banaadir/
Mogadishu