Ministry of Education

Ministry of Education

Share

VISION
Excellent, accessible and meaningful education that leads to sus

VISION
Excellent, accessible and meaningful education that leads to sustainable development. Strategy 1: Leadership & Governance: strengthening the capacity of the Directorate, to establish more effective leadership and good governance in education sector delivery systems

Photos from Ministry of Education's post 13/04/2015

Wasiirka Waxbarashada oo ka qeybgashay munaasabada todobaadka dhir beerista Soomaaliya

(Muqdishu) Munaasabada oo qeyb ka aheyd xuska todobaadka Dhir beerista Soomaaliya oo maanta lagu qabtay magaaladda Muqdisho waxaa ka qeyb galay Wasiirka waxbarashada Soomaaliya,mas’uuliyiin ka socotay Wasaarada Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa ,Maamulka Jaamacada Umadda Soomaaliyeed arday iyo marti sharaf kale.

Munaasabada oo looga hadlay micnaha ay Dhirta u leedahay Aadanaha ayaa waxaa ugu horeyn ka hadlay agaasimaha maamulka iyo maaliyada ee Wasaarada Xanaanada xoolaha Dhirta iyo Daaqa sidoo kalena xubin ka ah gudiga qaban qaabada munaasada todobaadka Dhirta Soomaaliya ,wuxuuna ku baaqay in qof walba oo Soomaali ah uu ka qeyb qaato dib usoo nooleynta Dhirta Soomaaliya.

Hormuudka Kuliyada Beeraha ee Jaamacada Umadda Soomaliyeed C/raxmaan Jaamac Ducaale ayaa ugu baaqay madaxda Qaranka iyo shacabka Soomaaliyeed in Dhirta beeristeeda aan hal maalin keliya lagu ekeyn loona baahanyahay in mar kasta la beero.
http://moesomalia.net/somali/wasiirka-waxbarashada-oo-ka-qeybgashay-munaasabada-todobaadka-dhir-beerista-soomaaliya/

13/04/2015

Foormka Imtixaanka Qaranka oo la baahiyay

(Muqdishu) Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ayaa maanta isku waafaqay in halmar dalka oo dhan laga qaado imtixaan Qaran islamarkaana Arday kasta oo imtixaanka ka qeyb qaadanaya uu buuxiya (Foomka Diiwaan gelinta Ardayda) kaas oo ay wada meel mariyeen Wasaaradda iyo Dalladaha Ahliga ah ee inta badan gacanta ku haya Iskuulada Privet-ka.
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare Prof Maxamed Abdulkadir Nuur ayaa sheegay in sanadkaan Wasaaradda ay ka go’antahay iney qaado imtixaan Qaran oo loo dhanyahay loogana baahanyahay Dhamaan dalladaha iyo Ardayda iney haystaan Foomkaan ku lifaaqan Qoraalka.
Sikastaba Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare oo kaa shaneyso Daladaha iney sanadkaan qaado imtixaan Qaran oo loo dhanayahay.

http://moesomalia.net/somali/wasaaradda-waxbarashada-iyo-daladaha-oo-isku-waafaqay-in-la-qaado-imtixaan-qaran/

Wasiirka waxbarashada oo marti ku aheyd barnaamijka kulanka Todobaadka “Dhageyso+Sawirro” 11/04/2015

Wasiirada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Drs Khadar Bashiir Cali oo maanta si faahfaahsan uga hadashay Qorshooyinka lagu Tayeeynayo Tacliinta Soomaaliya xili ay la hadleysay Radio Muqdishu iyo Tv-ga Qaranka.
Fadlan halkaan ka dhageyso ama ka daawo.
http://www.radiomuqdisho.net/wasiirka-waxbarashada-oo-marti-ku-aheyd-barnaamijka-kulanka-todobaadka-dhageysosawirro/

Wasiirka waxbarashada oo marti ku aheyd barnaamijka kulanka Todobaadka “Dhageyso+Sawirro” Wasiirka waxbarashada oo marti ku aheyd barnaamijka kulanka Todobaadka “Dhageyso+Sawirro” Posted on April 10, 2015 by Mowliid Sabriye in Barnaamijyada, DHAGAYSI, KULANTA TODDOBAADKA, WARARKA // 0 Comments Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa todobaad…

Photos from Ministry of Education's post 07/04/2015

In wasiiradu ay booqdaan xarumaha waxbarashada si ay da'yarta u dhiiri-geliyaan, waxay kamid tahay tillaabooyinka muujinaya xiriirka ka dhaxeeya siyaasiyiinta iyo bulshada quudata Aqoonta ama Bahda waxbarashada.Mahadsanid Your Excellency Horn Drs Khadar Bashiir Cali Wasiirku waxa uu booqday Iskuulka 11 Janaayo ee Magaalada Muqdishu Somalia
http://moesomalia.net/somali/wasiirada-wasaaradda-waxbarashada-hiddaha-iyo-tacliinta-sare-dr-khadar-bashiir-ali-oo-maanta-booqatay-iskuulada-dowladda-ee-lacag-laaanta-ah/

Photos from Ministry of Education's post 24/03/2015

Wasiirada Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare Drs Khadar Bashiir Ali oo Kulamo la qaadatay Hay'adaha Mercy Corps, ATE, UNICEF iyo CARE, waxeyna kala hadashay arrimo badan, waxaana ugu waaweynaa dib u dhiska Iskuuladii Dowlada iyo sidiii Wasaara ay uga caawin lahaayeen Mushaaraadka Macalimiinta.
Www.moe.gov.so
Www.moesomalia.net

Photos from Ministry of Education's post 09/03/2015

Drs Khadar Bashiir oo Xafiiskeeda ku qaabishay Safiirka Dowlada Chine-ha u fadhiya Dalka Soomaaliya Danjire Wei-Hongtian
(Muqdishu) Wasiirada Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta sare Drs Khadaro Bashiir Cali oo ay wehelinayaa Wasiiru dowlaha Mudane Cabdullahe Bile, Wasiir ku xigeenka Mudane Xaamud Cali Xasan iyo Agaasimaha Guud ee Tacliinta sare Mudane Ismaaciil Yuusf ayaa waxey maanta ku qaabishay Xafiiskeeda Safiirka Dowlada Chine u fadhiya Dalka Soomaaliya.

http://moesomalia.net/somali/drs-khadar-bashiir-oo-xafiiskeeda-ku-qaabishay-safiirka-dowlada-chine-ha-u-fadhiya-dalka-soomaaliya-danjire-wei-hongtian/

Photos from Ministry of Education's post 04/03/2015

Drs Khadar Bashiir Cali oo la kulantay Madaxa UNICEF Soomaaliya.

Wasiirada Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Soomaaliya Drs Khadar Bashiir Cali ayaa la kulantay Madaxa Hay’ada UNICEF ee Soomaaliya.
Www.moe.gov.so

Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address

Jamal Abdinasir Building
Mogadishu