Mohamed Abdullahi Ali Maxama ista
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Mohamed Abdullahi Ali Maxama ista, Political organisation, Mogadishu.
08/05/2025
Pakistan waxay ku qaaday weerar drones ah Hindiya waxaana qaraxyo laga soo sheegay agagaarka garoonka diyaaradaha ee Jammu Kashmiir wali lama xaqiijin khasaaraha rasmiga ah ee weerarkaan, balse xiisadda colaadeed ee labada dal ayaa si xowli ah cirka is-kugu sii shareereysa
08/05/2025
Madaxweyne Erdogan ayaa Saaka Khadka taleefanka kula hadlay Ra’iisul Wasaaraha pakistan Shehbaz Sharif .
Wasiirka Gaashaandhiga Turkiga General Yaşar GÜLER oo arintan ka hadlaya,Wuxuu yiri sidan .
"Turkigu waxa uu sii wadi doonaa garab istaagga iyo taageerada Dawladda iyo shacabka Pakistan .
Waxaanu samayn doonaa wax kasta oo awoodeena ah, diblumaasiyad iyo talaabooyinka kale oo aanu ku garab istaagayno Pakistan .
Turkiga iyo Pakistan waxay la lahaayeen sanadihii ugu dambeeyey Iskaashi milateri oo dhinacyo badan taabanaya,Annaguna waxaan daacad u nahay Iskaashiga milateri ee nagala dhexeeya Islamabad .
Madaxweyne Erdogan ayaa markii labaad maanta oo khamiis ah Khadka taleefoonka kula xiriiray Ra’iisul Wasaaraha pakistan Shehbaz Sharif,Wuxuuna u cadeeyey Pakistan sida ay Turkiga uga go'antahay taageerada Pakistan .
Madaxweyne Erdogan ayaa uga tacsiyeeyey dowladda iyo shacabka Pakistan,dadkii kaga shahiiday dagaalka .
Sidoo kale waxaan taageeraynaa talaabo kasta oo lagu qaboojinayo xiisada pakistan iyo india "
Xigasho➡️ Abdirizak Jubba
08/05/2025
Madaxweyne KGS Mudane
H.E Abdiaziz Hassan Mohamed Laftagareen
Beesha Digil iyo Mirifle magac buu u yeelay,Runtii kahor waxay ahaayeen dad la iska indha tiro
08/05/2025
Asc Asxapta muda Deer Kadib Wan So labtay
22/08/2024
18/09/2023
Maxamed Cabdulaahi Maxamed Ista
18/09/2023
Muqdisho 18,09,2023
Farxad ayey ii ahayd inaan kulan miro dhal ah Xafiiska
Wasaaradda Xanaanada xoolaha Dhirta & Daaqa DFS
kula qaato Aden Moalim Wasiir Kuxigeenka
Ministry of Livestock Forestry & Range - Somalia
Maxamed Cabdulaahi Maxamed Ista
21/05/2023
Shirweynaha Qaran ee Dhalinyarada Somaliyeed
Maalinka 2aad 21/5/23
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Mogadishu
