Xisbiga Xurnimo Iyo Xaqsoor

Website

Xisbiga Xurnimo Iyo Xaqsoor Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Xisbiga Xurnimo Iyo Xaqsoor, Political Party, Mogadishu.

Guul Madaxweyne Aadan Madoobe, Guul Shacabka Koonfur Galbeed, Guul Soomaaliya! 🇸🇴
11/06/2026

Guul Madaxweyne Aadan Madoobe, Guul Shacabka Koonfur Galbeed, Guul Soomaaliya! 🇸🇴

27/05/2026

Urur siyaasadeedka Xisbiga Xornimo iyo Xaqsoor oo Hilibka Udxiyada u qeybiyay 100 qoys oo Degan Gobolka Banaadir

Warsaxaafadeed: Hambalyada Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed SYLUrurka Xornimo iyo Xaqsoor ayaa shacabka Soomaaliyeed u...
15/05/2026

Warsaxaafadeed: Hambalyada Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed SYL

Ururka Xornimo iyo Xaqsoor ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda 15-ka May — Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed iyo aas-aaskii ururkii SYL. Warsaxaafadeedkan ayaa diiradda saaraya muhiimadda dhalinyarada, xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya, iyo baaq ku saabsan midnimo iyo doorasho lagu kalsoonaan karo.

Ururka Siyaasadeedka Xornimo iyo Xaqsoor oo warsaxaafadeed ka soo saaray ayaa waxa uu si aad ah uga walaacsan yahay xaal...
14/04/2026

Ururka Siyaasadeedka Xornimo iyo Xaqsoor oo warsaxaafadeed ka soo saaray ayaa waxa uu si aad ah uga walaacsan yahay xaaladda dhaqaale ee ka taagan suuqyada dalka, gaar ahaan diidmada baahsan ee loo geysanayo lacagta Shilin Soomaaliga ah.

Gudomiye Kuxigeenka Urur Siyaasadeedka *Xornimo Iyo Xaqsoor (XX)* Mudane Abdikafi Mohamud Makaraan ayaa Caawa dhiirigali...
06/03/2026

Gudomiye Kuxigeenka Urur Siyaasadeedka *Xornimo Iyo Xaqsoor (XX)* Mudane Abdikafi Mohamud Makaraan ayaa Caawa dhiirigalin u sameyay dhallinyarada ciyaaraha kuna ciyarayaan magaca xisbiga Xurnimo iyo Xaqsoor Tartanka sports Bisha barakaysan ee Ramadaanka kana dhacaayo Garoonka Qoobdooro ee Degmada Kaaraan, Gudomiye Kuxigeenka ayaa ku wareejiyay Qalab aay ku ciyaraa kuna dhoorigaliyay dadaalka is dhaxgalka Bulshada aay wadaan.
&xaqsoor
&xaqsoor

26/02/2026

Urur Siyaasadeedka *Xornimo Iyo Xaqsoor (XX)* ayaa gargaarka Biyo Dhaaminta Gobolka Baay ka bilaabay Wajigiisa *1’aad* 20 February 2026, halka wajiga *2’aad* uu qabtay 23 February 2026.

Maanta oo ay taariikhdu tahay *26 February 2026* Urur Siyaasadeedka *Xornimo Iyo Xaqsoor (XX)* ayaa gargaarka Biyo Dhaaminta Wajigiisa *3’aad* ka qabtay isla Gobolka Baay kuna soo gabagabeeyay maanta oo Khamiis.

Urur Siyaasadeedka Xornimo Iyo Xaqsoor *(XX)* ayaa ugu tala galay Barnaamijka Biyo Dhaaminta in ay ka faa’idaystaan dadka Barakacayaa ee ku jira Kaamamka 10 ka Maalmood ugu horeeya bisha Ramadaan.

Urur Siyaasadeedka Xornimo Iyo Xaqsoor ayaa Waji 2’aad ee gargaarka Biyo Dhaaminta Gobolka Baay ka fuliya kaamam kale cu...
23/02/2026

Urur Siyaasadeedka Xornimo Iyo Xaqsoor ayaa Waji 2’aad ee gargaarka Biyo Dhaaminta Gobolka Baay ka fuliya kaamam kale cusub oo ay ku jiraan Qoysas Baracayaal, kuwaasi oo wajahayey biyo bari Bahsan .

22/02/2026

Urur Siyaasadeedka Xornimo iyo Xaqsoor ayaa magaalada Baydhabo ka bilaabay gurmad biyo dhaamin ah oo lagu taageerayo qoysaska danyar ah.

20/02/2026

Urur siyaasadeeska Xornimo iyo Xaqsoor oo deeq raashin loogu talagalay dadka baahiyaha gaarka qabo in ay ku afuraan ugu qeybiyay degmada kaaraan. 100 qoys kuwaas oo baahiyaha gaar ah qaba .

Munaasabada raashinkan lagu wareejinayay waxaa ka hadley guddoomiye ku xigeenka Urur siyaasadka Xornimo & Xaqsooe mudane Cabdi Kafi Maxamuud Makaraan.

Sidoo kale ururka ayaa magaalada Baydhaba ka sameeyay gargaar Biyo dhaamin ah oo ay ka faa’iideystay kummanaan qof oo shacab ah oo abaarahu si xoogan u saameeyeen.

Waxaa ka Hadley Dr Abdalla Daahir Abdullaahi ayaa dhankiisa sheegay iney sii wadayaan gurmadka dadka nugul ee guud ahaan abaarahu saameeyen.

Guddoomiye ku xigeenka  Urur siyaasadeedka Xornimo iyo Xaqsoor Mudane Cabdikaafi Maxamuud Makaraan ayaa maanta xarunta X...
31/01/2026

Guddoomiye ku xigeenka Urur siyaasadeedka Xornimo iyo Xaqsoor Mudane Cabdikaafi Maxamuud Makaraan ayaa maanta xarunta Xisbiga kulan kula qaatay Naadiga akhriska iyo qoraalka Qalinqoyan.

Guddoomiyaha ayaa uga mahadceliyay naadiga Qalinqoyan doorkooda muhiimka ah ee wacyigelinta, hormarinta akhris-qoraalka Ummada Soomaaliyeed, iyo kaalintooda u jiheynya dhallinyarada dhinaca hormarka iyo aqoonta.

Kulanka maanta ka dhacay xarunta Xisbiga wuxuu ku bilowday wadatashi ku saabsan Xaalada Kala Guurka dalka, iyo sida loo xoojin karo doorka aqoonyahannada ee horumarinta bulshada iyo ilaalinta nabadda.

Guddoomiyaha ayaa si gaar ah u adkeeyay muhiimadda ay leedahay iskaashiga joogtada ah ee u dhexeeya hogaanka siyaasadda iyo aqoonyahannada, maadaama ay yihiin tiirarka ugu muhiimsan ee hagta jihada bulshada.

&Xaqsoor

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xisbiga Xurnimo Iyo Xaqsoor posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share