Vote Hal Qaran
Hal Qaran is a movement to complete all segments of Somali society which aims to promote powerful system of accountability based on true leadership.
Hal Qaran waa dhaq-dhaqaaqa ay u dhan yihiin dhamaan qeybaha kala duwan ee bulshada Soomaliyeed kaas oo hadafkiisu yahay in loo ololeeyo si loo helo dowlad Soomaaliyeed oo leh hiigsi qaranimo oo fog, federal ah, demuquraadi ah, leh awood iyo nidaam isla xisaabtan ku dhisan, kana tarjumeysa danaha fog ee qaranka Soomaaliyeed taas oo keeneysa in la dhiso hey'ado dowladeed oo awood leh sababna u noqon kara horumarka waqti dheer.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Mogadishu
