Fariinta gudoomiyaha Xisbiga Horumar iyo Midnimo Qaran NPU ahna musharax madaxweyne Sharif Hassan Sheikh Aden Issak ayaa fariin muhiim ah udiray shacabka reer koonfur galbeed.
Horumar iyo Midnimo Qaran NPU
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Horumar iyo Midnimo Qaran NPU, Political Party, National theatre, Mogadishu.
Urur Siyaasadeedka Horumar iyo Midnimo Qaran waa urur u taagan dhismaha mustaqbal wadajir ah, kor u qaadista horumarka bulshada, ilaalinta midnimada ummada, iyo dhiiragelinta ka qeyb galka muwaadinka si loo gaaro qaran xasiloon oo hormar leh.
09/05/2026
: 9/may/2026
Ololaha bulshada codkooda lagu weydiisanaayo ayaa ka socda degmada Qasaxdheere.
08/05/2026
Xubno kamid ah Xisbiga Horumar iyo Midnimo Qaran NPU ayaa maanta olole iyo wacyigalinta Doorashada qof iyo cod Ee golayaasha wakiilada,deegaanka iyo tan Madaxweynaha ka sameeyay Xaafadaha Degmada Berdaale.
08/05/2026
Xubno kamid ah Xisbiga Horumar iyo Midnimo Qaran NPU ayaa galabta olole iyo wacyigalinta Doorashada qof iyo cod Ee golayaasha wakiilada,deegaanka iyo tan Madaxweynaha ka sameeyay Xaafadaha Degmada Berdaale.
08/05/2026
Xisbiga Horumar iyo Midnimo Qaran NPU ayaa galabta sameeyay olole balaaran oo shacabka Baydhabo Codkooda lagu waydiisanaayay.
Wadooyinka waa weyn iyo xaafaadaha magaalada ayaa olole laga sameeyay iyadoona loo diyaar garoobayo Doorashooyinka golayaasha KG iyo tan madaxweynaha.
Xisbiga horumar iyo midnimo qaran NPU Ee uu hogaamiyo Musharax Madaxweyne
Sharif Hassan Sheikh Aden Issak ayaa taageero iyo garab istaag ay u muujiyeen shacabka Baydhabo.
08/05/2026
Maanta waxaa xarunta dhexe ee NPU ee degmada Berdaale ayaa lagu qabtay tababar muhiim ah oo loo diyaariyay wakiillada NPU ee ka howlgalaya goobaha codbixinta ee ay yaallaan sanaadiiqda doorashooyinka.
Tababarkan ayaa ujeedkiisu ahaa xoojinta aqoonta iyo fahamka wakiillada ee ku aaddan habraacyada doorashooyinka, ilaalinta hufnaanta codbixinta, iyo sidii ay si masuuliyad leh ugu gudan lahaayeen waajibaadkooda shaqo.
Ka qaybgalayaasha tababarka ayaa muujiyay faham sare iyo dhiirigelin, iyagoo xusay in aqoonta ay heleen ay ka caawin doonto inay si hufan oo daacadnimo leh u gutaan waajibaadkooda goobaha codbixinta.
07/05/2026
Magacaabis: wakiilada degmada ceelberde.
07/05/2026
Musharax Madaxweyne Sharif Hassan Sheikh Aden Issak ayaa bulshada reer beydhabo kula hadlay afar irdoodka magalaada.
07/05/2026
Gudoomiyaha xisbiga Horumar iyo Midnimo Qaran NPU ahna Musharax Madaxweyne Sharif Hassan Sheikh Aden Issak ayaa galabta booqasho ku tagay goobaha ay bulshada ku kulmaan, suuqyada iyo maqaayadaha magaalada, booqashadaas oo qeyb ka ahayd ololaha bulshada codkooda lagu weydiisanaayo.
Madaxweynaha ayaa si toos ah ula sheekeystay shacabka, ganacsatada iyo dhalinyarada, isagoo dhageystay baahiyaha, talooyinka iyo rajada ay ka qabaan mustaqbalka deegaanka. Socdaalkaan ayaa muujinaya sida musharax madaxweyne shariif xasan uga go’an tahay inuu shacabka la wadaago dareenkooda iyo nolol maalmeedkooda.
Goobihii uu booqday waxaa ka muuqatay soo dhoweyn diiran iyo taageero ballaaran oo ay bulshada u muujiyeen musharaxa, iyadoo shacabka ay si weyn u bogaadiyeen la socoshadiisa dhow iyo sida uu ugu dhex jiro bulshada.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Mogadishu
00252
