Xisbiga Midnimada Shacabka UPP

Xisbiga Midnimada Shacabka UPP

Share

Xisbiga UPP waa xisbi siyaasadeed u furan shakhsi kasta oo doonaya ineey soo noqoto heybadii iyo sharaftii ummada Soomaaliyeed

08/05/2026

Jumca wanaagsan dhammaan taageerayaasha,xubnaha iyo madaxda Ururka Midnimada Shacabka Soomaaliyeed UPP .

05/05/2026

Magacaabis Wakiilka Xisbiga Midnimada shacabka ee Dagmada Dhuusamareeb Mudane Abdikariin Ahmed mahamed
Allaha u fududeeyo gudashada waajibaadkiisa.




04/05/2026

Magacaabis Wakiilka Xisbiga Midnimada shacabka ee Maamul Goboleedka Galmudug Mudane Raage Cilmi Xirsi Carab.
Allaha u fududeeyo gudashada waajibaadkiisa.




01/05/2026

Xisbiga Midnimada Shacabka (UPP) wuxuu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan shaqaalaha Soomaaliyeed munaasabadda Maalinta Shaqaalaha Adduunka ee 1-da May.

Shaqaaluhu waa laf-dhabarta horumarka bulshada iyo dhismaha mustaqbalka dalka.

Hambalyo Maalinta Shaqaalaha!

01/05/2026

Jumca wanaagsan dhammaan xubnaha,madaxda iyo taageerayaasha Ururka Midnimada Shacabka UPP..

24/04/2026

Jumca wanaagsan dhammaan taageerayaasha,xubnaha iyo madaxda Ururka Midnimada Shacabka UPP

17/04/2026

Jumca wanaagsan dhammaan taageerayaasha,xubnaha iyo madaxda Ururka Midnimada Shacabka UPP..

11/04/2026
10/04/2026

Jumca wanaagsan dhammaan taageerayaasha iyo xubnaha Ururka Midnimada Shacabka UPP.


Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Kahda Road
Mogadishu