Haybadle Dr. Cabdullaahi Xaaji Cabdiwali (Telefoon), โHaybad Qaran waxay u taagan tahay gobannimo, horumar iyo midnimo oo ah saddex tiir oo dowladnimada Soomaaliyeed lafdhabar u ah.โ
Midowga Haybad Qaran
Bogga rasmiga ah ee Midowga Haybad Qaran. Hansare iyo Hufnaan
Haybadle Cabdulqaadir Axmed Warsame, "Soomaaliya ammaano iyo caddaalad baa ka maqan."
Marwo Ayaan Guureeye, "Saacid waa nin u istaagay danta dadka Soomaaliyeed, wuuna guuleysan doonaa idamka Alle."
Haybadle Ducaale Gaarane ayaa kalmad mahadnaq iyo baraarujin ah u jeediyay xubnihii Midowga Haybad Qaran ee ka qaybgalay kulanka Xisbiga ee Nairobi.
Xildhibaan Cismaan Daalo: "Baydhabo waxaa ka socda wax aan fiicnayn. Waxaan ka digaynaa in dadka masaakiinta ah lagu kor dagaallamo."
Haybadle Cabdirisaaq Khaliif Axmed "Fashalkii ay ku fashilmeen xilgudashada dowladda haatan jirta muddadaa afarta sanadood ah, kagama bixi karaan ama ummadda indhaheeda kuma leexin karaan dagaal iyo dhiig..."
Haybadle Dr. Guuleed Saalax: "Aragtida Midowga Haybad Qaran waa doorasho xor iyo xalaal ah in ay dalka ka qabsoonto, waqtigeedana ku dhacdo."
Hadaljeedinta Guddoomiyaha Midowga Haybad Qaran Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ee kulanka xubnaha Xisbiga ee Nairobi.
28/03/2026
๐ช๐๐ฅ๐ฆ๐๐ซ๐๐๐๐๐๐๐๐
Muqdisho, 28 Maarso 2026: โ Midowga Haybad Qaran wuxuu u hambalyeynayaa Madaxweynaha dib loo doortay ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) iyo Guddoonka Baarlamaanka Koonfur Galbeed, oo maanta doorashadoodu ka dhacday magaalada Baydhabo.
Midowga Haybad Qaran wuxuu Alle uga baryayaa in uu u fududeeyo xilka culus ee ay Baarlamaanka Koonfur Galbeed u igmadeen, isla markaana uu ku garab galo gudashada waajibaadka qaran ee horyaalla.
Midowga Haybad Qaran wuxuu u rajaynayaa shacabka reer Koonfur Galbeed iyo maamulka cusub ee ay doorteen nabad, midnimo iyo horumar waara.
Midowga Haybad Qaran wuxuu mar kale boggaadiyay Guddiga Doorashada iyo Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed dadaalka ay muujiyeen, gaar ahaan sidii ay u xaqiijiyeen qabsoomidda doorasho hufan oo loo dhanyahay, kuna dhacday jawi nabdoon.
๐๐๐๐๐๐๐๐
26/03/2026
โDowladnimadu ma aha aalad lagu beegsado muwaadiniinta sababo la xiriirta xiriirkooda qoys ama aragtidooda siyaasadeed. In hayโadaha ammaanka loo adeegsado qaabkaas, wuxuu dhaawacayaa kalsoonida shacabka,waxay wiiqaysaa sumcadda hayโadaha dowladda waxayna ka hor imaanaysaa mabaadiโda aasaasiga ah ee dowlad ku dhisan sharci iyo isla-xisaabtan.
Falalka noocan ah waxay dib u soo nooleynayaan dhaqan siyaasadeed oo ku saleysan caburin iyo aargoosi siyaasadeed, taas oo khatar ku ah xasilloonida dalka, isla markaana sii fogeyneysa rajada shacabka ee ku aaddan dowladnimo cadaalad iyo sinaan ku dhisanโ
23/03/2026
Mowqifka Xisbiga Midowga Haybad Qaran ee Doorashooyinka Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed, iyo Dowlad Goboleedyada kale ee mudo dhaafka ah.
19/03/2026
Mowqifka Xisbiga Midowga Haybad Qaran ee Xaalada Siyaasadeed ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Mogadishu
Opening Hours
| Monday | 09:00 - 17:00 |
| Tuesday | 09:00 - 17:00 |
| Wednesday | 09:00 - 17:00 |
| Thursday | 09:00 - 17:00 |
| Saturday | 09:00 - 17:00 |
| Sunday | 09:00 - 17:00 |
