18/05/2026
๐๐ฎ๐ฎ๐ฅ ๐๐๐๐ซ๐ข๐ข๐ค๐ก๐ข ๐๐ก!
๐๐๐๐๐ waxaa si rasmi ah Shahaado Sharaf ugu guddoonsiisay Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya.
Aqoonsigan wuxuu caddeyn u yahay dadaalka ๐๐๐๐๐ ee dhinaca shaqa abuurka, yareynta shaqo laโaanta dhallinyarada, iyo horumarinta dhaqaalaha maxalliga ah.
Waxaan uga mahadcelineynaa Wasaaradda, bahwadaagteena, macaamiisheena, iyo dhallinyarada Soomaaliyeed ee sababta u ah guushan weyn.
Tani waa bilow cusub oo aan ku sii abuureyno fursado iyo mustaqbal ifaya.
09/05/2026
๐
๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐๐๐!
Waxaan raadineynaa ๐๐ฉ๐๐๐ข๐๐ฅ๐ข๐ฌ๐ญ โ ๐๐ง๐๐ฌ๐ญ๐ก๐๐ฌ๐ข๐ & ๐๐๐/๐๐ซ๐ข๐ญ๐ข๐๐๐ฅ ๐๐๐ซ๐ si uu ugu biiro kooxdayada caafimaadka.
Haddii aad leedahay:
โ๏ธ Masterโs in Anesthesiology / ICU ama wax u dhigma
โ๏ธ Ugu yaraan 3 sano oo waayo-aragnimo ah
โ๏ธ Shahaado xirfadeed oo sax ah
โ๏ธ Xirfado wanaagsan oo luqadda Ingiriiska ah
Masโuuliyadaha shaqada waxaa ka mid ah:
โข Bixinta suuxdinta (anesthesia) ee qalliimada
โข Maareynta bukaannada ICU
โข Ka jawaabidda xaaladaha degdegga ah
โข La shaqeynta kooxaha caafimaadka
Deadline: May 15, 2026
Ku soo dir CV-gaaga: [email protected]
Fadlan kahel lifaaqa linkiga Shaqada: https://zurl.to/86up?source=CareerSite
Ama Website kena: www.spesa.so
Goobta: Mogadishu, Somalia
Ha seegin fursaddan muhiimka ah โ Codso maanta!
30/04/2026
๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐ โ ๐-๐๐ ๐๐๐ฒ
Maanta waxaan xusaynaa shaqaalaha Soomaaliyeed oo ah laf-dhabarta horumarka iyo dhaqaalaha dalka.
SPESA waxay mar walba garab taagan tahay shaqaale kasta, iyadoo mudnaanta siineysa:
๐๐๐๐๐๐๐ฅ๐๐: Mushaar u dhigma dadaalka shaqada
๐๐ฆ๐ง๐ข: Deegaan shaqo oo ammaan ah
๐๐ก๐๐ซ๐๐: Ilaalinta xuquuqda iyo karaamada shaqaalaha
Shaqadaada maanta waa aasaaska mustaqbalka berrito.
๐๐๐ฆ๐๐๐ฅ๐ฒ๐จ ๐๐ก๐๐ฆ๐ฆ๐๐๐ง ๐ฌ๐ก๐๐ช๐๐๐ฅ๐๐ก๐ ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐!
๐ Phone: +252 61 2222360 | +252 61 5845663
๐ง Email: [email protected]
๐ Web: www.spesa.so
Address: Near Arba-Rukun Mosque, Hamarweyne, Mogadish
30/04/2026
Candidate Portal Registration Form Link: https://zurl.to/8JJb
26/04/2026
๐๐๐๐๐โ Mustaqbalka cusub ee shaqaaleysiinta Soomaaliya ๐ธ๐ด
Waxaan ku dhisnay nidaam cad, hufan, oo cadaalad ku dhisan si qof walba uu u helo fursad shaqo oo siman.
Waxaan ku shaqeynaa ๐ ๐ญ๐ข๐ข๐ซ oo muhiim ah:
1๏ธโฃ Mudnaanta shaqaalaha gudaha (Local First)
2๏ธโฃ Shaqaaleysiin rasmi ah oo nidaamsan
3๏ธโฃ Ku saleysan karti iyo aqoon (Merit-Based)
๐๐๐๐๐๐ค๐๐๐ง๐ง๐: Waa in la abuuro suuq shaqo oo furan, cadaalad ah, isla markaana qof walba uu ku gaaro kartidiisa.
Ku soo biir isbeddelka โ mustaqbalkaaga shaqo waa muhiim!
๐ Phone: +252 61 2222360 | +252 61 5845663
๐ง Email: [email protected]
๐ Web: www.spesa.so
Address: Near Arba-Rukun Mosque, Hamarweyne, Mogadish
22/04/2026
๐๐ ๐จ๐ ๐ญ๐๐ก๐๐ฒ?
๐๐๐๐๐ waa shirkad bixisa adeegyo shaqo oo xirfad leh, iyadoo si buuxda uga diiwaan-gashan Hayโadaha Dowladda isla markaana u hoggaansan xeerarka shaqo qorista ee JFS.
Waxaan kuu fududeyneynaa helitaanka shaqo adigoo ku xiran fursado sax ah oo la hubiyay.
๐ Adeegyo lagu kalsoonaan karo
๐ Shaqooyin rasmi ah
๐ Taageero joogto ah
๐ Nala soo xiriir maanta oo bilow safarkaaga shaqo!
๐ Phone: +252 61 2222360 | +252 61 5845663
๐ง Email: [email protected]
๐ Web: www.spesa.so
Address: Near Arba-Rukun Mosque, Hamarweyne, Mogadishu
18/04/2026
Ma doonaysaa in ganacsigaagu ka badbaado caqabadaha sharciga iyo shaqaalaynta?
๐๐๐๐๐ (๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข ๐๐ซ๐ข๐ฏ๐๐ญ๐ ๐๐ฆ๐ฉ๐ฅ๐จ๐ฒ๐ฆ๐๐ง๐ญ ๐๐๐ซ๐ฏ๐ข๐๐ ๐๐ ๐๐ง๐๐ฒ) waxay idiin haysaa xirfadlayaal u tababaran inay kor u qaadaan tayada shaqo ee xafiiskaaga, hudheelkaaga, ama mashaariicdaada waaweyn.
๐๐๐ฑ๐๐๐ง ๐๐ข๐ฑ๐ข๐ง๐๐:
โ
Compliance & Payroll: Maareynta canshuuraha iyo shuruucda shaqaalaha (Abdinur Mohamed).
โ
Hospitality & Prestige: Shaqaale tababaran oo kor u qaadaya muuqaalka ganacsigaaga (Mandek Bashir).
โ
Infrastructure Workforce: Koox shaqo oo diyaar ah (50-100 qof) oo tababaran (Abdirahman Hassan).
Nala soo xiriir hadda:
๐ Phone: +252 61 2222360 | +252 61 5845663
๐ง Email: [email protected]
๐ Web: www.spesa.so
Address: Near Arba-Rukun Mosque, Hamarweyne, Mogadishu
19/03/2026
Ciid Mubaarak
Farxad iyo barako ayaan kuu rajaynayaa adiga iyo ehelkaaga โค๏ธ
๐โจ ุนูุฏ ูุทุฑ ู
ุจุงุฑู โจ๐
ุฃุณุฃู ุงููู ุฃู ูุชูุจู ู
ูุง ูู
ููู
ุงูุตูุงู
ูุงูููุงู
ุ ูุฃู ูุนูุฏู ุนูููุง ูุนูููู
ุจุงูุฎูุฑ ูุงููู
ู ูุงูุจุฑูุงุช.
ูู ุนุงู
ูุฃูุชู
ุจุฎูุฑุ ูุฌุนู ุงููู ุฃูุงู
ูู
ุฃูุฑุงุญูุง ูุณุนุงุฏุฉุ ููููุจูู
ุนุงู
ุฑุฉ ุจุงูุฅูู
ุงู.
๐ธ ุชูุจู ุงููู ุทุงุนุชูู
๐ธ
12/03/2026
Ma tahay shaqo-doon hal-abuur leh? Mise waxaad tahay maamule shirkad oo raadinaya karti iyo hufnaan? SPESA ayaa kuu haysa xalka aad u baahantahay.
Waxaan nahay buundada aad u baahnayd si aad u gaarto meesha aad higsanayso.
Wixii faahfaahin ah, Nagala soo xiriir:
๐ +252 61 2222360
๐ง [email protected]
๐ www.spesa.so
SPESA Candidate Registration https://forms.gle/3P4SoZXPdBVJnrWZA