Jiilka - Cusub "Dhalin iyo siyaasad"

Jiilka - Cusub "Dhalin iyo siyaasad"

Share

Waa page ka dhabta ah
Dhalainta Somaliyeed ee
Donaya inay samata bixiyaan
Dalkooda oo 30s Colaad Sokeeye
ragaadiyay .......................

13/06/2021

Hhhhhh Dood Hawiye Vs Darood
Wiil Darooda Oo dhulka La jaray Wil
hawiye Iyo Hawiyo dhan

01/04/2016

AsC DHAMAANTOYO DHALINYARO_CUQAAL_CULUMO_WAXGARAD_IYO-_SIYAASIYIN
WAXAAN WAX KO ORANAYA
SIYAASADA GURACAN EE D.F.S. DAWLADU WA-DAWLAD-WA-DAWLADEENI-WAA-DAWLADIINI.
MA AHAN DAWLAD SHAQSIYAAD GONIYA
FADLAN SOQOR WAXYAALAHA AAD KU DHALILAYSO D.F.S SI AAN
UGU GUDBINO DHALILAHA AY LEDAHAY DENA AY WAX UGA QABTO.
USHEEG SAMAHEDA IYO XUMANTEDA
MUFAKAR' MUWADIN WAN WADA OGSOONAHAY IN WAX YAALO FARABADAN OO SAMANTA U DHAW AD

MASKAXDADA KU HAYSO
FIKIRKAAGU WAA NOO MUHIM.
SO QOR QOR'AAL GABAN WAX TARNA U LEH DHAMAANTOYO

GULAYSO WALIGA MUWDIN

06/03/2016

Lama Huraan Waa Dalkaga

06/03/2016

Jiilka-Cusub U hiili Had iyo Gor
Wa Dhalin yaro somaliyed Oo isbadal don ah

OGow in an anagu adiga nahay adiguna anaga tahay

06/03/2016

Ogow Ogow Wa adiga Waxa an la hadlayee
Ma Ogsontahay In Dintada Dalkaga Iyo Dadka Masuliyad ay ka saran tahay
Ha Modin In Adan Dalkaga Wax U qaban karin
Wax waa ad u qaban Karta
Noqo is badal Doon U hiili Jilka Cusub
Ahaw qof Ka so dhex muqda Jilka cusub Magac iyo Mamus na Ku dhex yeesha mujtamaca Somaliyed
Gulayso Akhiro Iyo Aduun
Wax ka baadal Siyasada Dalka Horseed u noqo Dacad nimo ladagalka Musuqmasuqa Na regadiyay Halku dhigaagu Ha ahaado u Hiili Jilka Cusub

Noso dir fariimo Siaad uga mid noqoto Dhalinta Jilka cusub ee Dalkeena Somaliya iyo Dibadaba ka dhisan

Want your business to be the top-listed Government Service in Muqdisho?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address


Muqdisho