Waka xumahay maqaamkii uu mudnaay iyo miisaankii uu lahaay isma laheyn dhalinyarada ayuu fursadaha ku cariirin doona qof ku fadhiya.
Waasa midaan loolaaban doonin in qof leh han maqaamkiisa kasokeeyo soo qaato.!
Ali Ahmed Gacal
Caddaaladu waa tiirka Dowladnimada ku Taagantahay waa in aan xaqiijina Qofkastoo Soomaali ah in uu agtaada cadaalad ka helo
05/03/2024
Waxaan arkay Madax iyo shacab fara badan oo marka ay ka hadlaayaan arimaha badda ka been sheega dhirirka badeena kuna timaama in ay tahay 3333 km oo aan ahayn cabirka saxda ah
Cabirka saxda ah waa sida ku cad warbixintaan hoose
IMO chief makes direct appeal to Security Council for Somalia piracy action - Somalia News and Press Release in English on Somalia about Safety and Security; published on 21 Nov 2008 by Int'l Maritime Organization
08/08/2021
Sanadguura wanaagasan 1443 sanadkaan sanadkiisa bash bash iyo barwaaqo Allah nagu gaarsiiyo
Ruuxa Soomaaliga ah meesha ui doono hajoogo wadankoo doono hamatalo dhiigiisa waa dhiig Soomaaliyeed ππΈπ΄πΈπ΄πΈπ΄πΈπ΄ππΈπ΄πΈπ΄πͺπͺπͺ
Hormar wacan Degmadeyda Cabdicasiis
12/05/2021
02/10/2020
Muuqaalka caasimada iyo maqribkii
27/09/2020
09/05/2017
Furaha farxada
25/12/2016
"ul qalloocani hoos toosan ma yeelato"
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Muqdisho
