Ali Ahmed Gacal

Ali Ahmed Gacal

Share

Caddaaladu waa tiirka Dowladnimada ku Taagantahay waa in aan xaqiijina Qofkastoo Soomaali ah in uu agtaada cadaalad ka helo

17/12/2024

Waka xumahay maqaamkii uu mudnaay iyo miisaankii uu lahaay isma laheyn dhalinyarada ayuu fursadaha ku cariirin doona qof ku fadhiya.

Waasa midaan loolaaban doonin in qof leh han maqaamkiisa kasokeeyo soo qaato.!

IMO chief makes direct appeal to Security Council for Somalia piracy action - Somalia 05/03/2024

Waxaan arkay Madax iyo shacab fara badan oo marka ay ka hadlaayaan arimaha badda ka been sheega dhirirka badeena kuna timaama in ay tahay 3333 km oo aan ahayn cabirka saxda ah

Cabirka saxda ah waa sida ku cad warbixintaan hoose

IMO chief makes direct appeal to Security Council for Somalia piracy action - Somalia News and Press Release in English on Somalia about Safety and Security; published on 21 Nov 2008 by Int'l Maritime Organization

08/08/2021

Sanadguura wanaagasan 1443 sanadkaan sanadkiisa bash bash iyo barwaaqo Allah nagu gaarsiiyo

08/08/2021

Ruuxa Soomaaliga ah meesha ui doono hajoogo wadankoo doono hamatalo dhiigiisa waa dhiig Soomaaliyeed πŸ˜˜πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ˜˜πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ’ͺπŸ’ͺπŸ’ͺ

07/08/2021

Hormar wacan Degmadeyda Cabdicasiis

12/05/2021
02/10/2020

Muuqaalka caasimada iyo maqribkii

27/09/2020

Photos 09/05/2017

Furaha farxada

Murti 25/12/2016

"ul qalloocani hoos toosan ma yeelato"

Want your business to be the top-listed Government Service in Muqdisho?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


Muqdisho