Welcome khatumo state of soomalia

Welcome  khatumo state of soomalia

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Welcome khatumo state of soomalia, Political organisation, Muqdisho.

18/12/2025
Photos from Welcome  khatumo state of soomalia's post 17/04/2024

Markaa horee Asc dhamaan asxaabta markaa xigaa waxaan filayaa umada Soomaaliyeed waa ka daashay inaay maalinba xabaal dadka intaa birii magaydada ah geysoo xabaal wadareed saas awgeed waxaan maqlayaa in dhiig yacabka muuse iyo qabaa ilka waqooyi galeed oo taageray in weerar iyo dulaan laguu ekaaysiiyo reer SSC iyo beelahaa halkaas degaan iyadoo welibaa la kaashanayoo wadamoo shisheeye gaalo iyo Muslimba hadabaa waxaan leeyahay dafaal 9 bilood lasacanood ka socdaay waana ogayn qasaarihii laga dhaxlaay 2da dhinaacba ee war hooy beelahaa waqooyi hayskaa qabteen dadka maanta mahlakadaa iyo beelo deris ah dulaanka kuwada hadii kale waa kuwa socotaan waloow awalbaa markaa beesha garxijiis laga tago intaa kalee tageertay balse welii waxaa jiraa jid nabad iyo dadka nool laguu Bad baadin karoo ee jooja dagaalka.
Uguu danbayn reer SSC difaacda sharaafkiina iyo dhulkiina nina hakuu duulina

13/02/2024

Jacaylka dhabtah machado 14❤️🌹

27/12/2023

Warkaas waa ruun

Photos from Welcome  khatumo state of soomalia's post 16/08/2023

"Jamac kediye cadaw uu og yahay baa dilay, waa cadaw uu wax ka badan 30 sano inooga digayey ee muxuu inooga baahan yabay caawa is waydii?
1. Wuxu inooga baahan yahay inaynu iska dayno faanka iyo beenta oo aynu fahamno inaynu nahay dhulbahante garanaya cadawgiisa saxda ah ee aan u kala abtirin.

2. baroor iyo tacsi inoogama baahna ee wuxu inaga rabaa inaysan ka dambayn isaaq ee loo aaro.

3. Jaamac wuxu wakhtigiisa geliyey in uu arko innagoo mid ah ee wixii ina mideeya aan ku dedaalno oo u rumayno riyadiisa.

4. Waxaa lagaa bilaabo caawa igaa guuraay dareenka Soomalinima ee igala dhexeeyey umada Soomaaliyeed guud ahaanba iyo gaar ahaanba inta lahelayoo 2baa midkood ( 1 Dowlaad Soomaaliyeed oo ka garaabta dhibkaa reer SSC laguu hayey mudada 8 bilood ah ee ah xasuuqa ciroole iyo ciyaalba.
2. Beelaha Soomaaliyeed oo ka garaaba dhibkaas dhacaay ee reer SSC laguu xasuuqay. )
, hadii 2daas lawaayo qofowna Muslim iyo gaalo midna hayga soo xigsaan!!!!!
☆ uguu danbayn reer SSC qofowna hadhaafin cadowgaga midkastuu yahay wax la xeeriyaana yaanay jiriin habaa yaraatee!!!! Taas ayaa inoo balana.
Hadalba gam wixii intaa kadanbeeya

25/05/2021

Dantuu waa lama huraan , Soomalia waa in xal mihiima loo hela

12/02/2018

soomali dii horee waxaay ku qanacsanayd hantideeda tan maanta beesha caalamka in gacmaha loo hoorsadoo

05/04/2017

Wax kadheh kuwana

01/03/2017

maasha allah ilahay soomalia guul how horseedo

Photos 19/12/2016

Wali waxaa lagu gudajaraa soodhawantii madaxwanaha dawalad deegaanka soomaalida itoobiya cabdi maxamed cumar oo saaka lagusoodha weyay magaalada buhoodle waamarkii uguhoraysay ee uu deedaanka yimaado waa guul
Waxan rajaynaynaba waa guul

Want your business to be the top-listed Government Service in Muqdisho?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Muqdisho

Opening Hours

09:00 - 21:00