Haweenka Gobalka Banaadir

Haweenka Gobalka Banaadir

Share

Haweenka Gobalka Banaadir waa Haween Utaagan Ummadda Soomaaliyeed gaar ahaan Gobalka Banaadir, Caasimadda Muqdsho.

11/03/2019

Gudomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Caasimadda Muqdisho Mudane Cabdi Raxmaan Cumar Cusmaan(Yariisow) iyo Gudomiye ku xigeen Maamulka Gobolka Banaadir Dhanka Howlaha Guud AadanShiikh Cali Fiidow ayaa Maanta Si wadajir ah u Dhagax Dhigay Sheybaar Casri ah oo loogu tala galay in lagu Baaro Qalabka dhismaha lagu dhiso magaalada tayadooda,

Photos from Haweenka Gobalka Banaadir's post 03/12/2018

Gudoomiyaha ururka Haweenka G.Banadir Marwo jawaahir baarqab oo lahadashay idacada codka gobolka Banaadir Ayaa sheegtay in caqabado Badan LA kulmaan dumarka in waalidiinta qaarkood isku dayaan in si hoose u xaliyaan si Gabadhooda dhibka gaaray in dadka kale u ogaanin taasina tahay caqabad kale.

Photos from Haweenka Gobalka Banaadir's post 13/10/2017

Daah furka barnaamijka Bandhig Carweedka Dhaqanka iyo Farshaxanka ayaa waxa furay Gudoomiyaha Gobolka Banadir ahana Duqa Muqdisho Thabit Abdi Mohamed ,kuxigeenadiisa iyo Xogayaha Guud ee Gobolka Banaadir Subeyda Maxamed Mukhtar.

Gudomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullahi. Waziirka Amniga Qaranka xilibaano iyo shacabka Caasimada ayaa kasoo qeyb galay Daahfurka Bandhigan

17 ka Dagmo ee Gobolka Banadir haweenka ku dhaqan ayuu u ahaa mid lagu dhiira galiyo xirfadohooda kasoo maamulka kaga gol lahaa soo nooleynta Hidaha iyo dhaqanka ee dalkeena iyo dadkiisu ku caanka ahaayeen.

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Thabit Abdi Mohamed ayaa Shacabka Somaliyed ugu baaqay in lasoo celiyo dhaqankii soo jireenka ahaa ee soomaliya kaga tilmaamneed dunida inteeda kale. Sawir Qaade Asad Jabiiba.

Photos from Haweenka Gobalka Banaadir's post 25/04/2017

Haweenka Gobolka Banaadir oo Xaflad Soo Dhaweyn ah U Sameeyay Maamulka Cusub ee Gobolka Banaadir
Gudoomiyaha Haweenka Gobolka Banaadir Marwo Jawaahir Maxamuud Jamac Jawahir (Barqab) Ayaa Shegtay in Haweenka Gobolka Banaadir ay Garab Taaganyihiin Maamulka Cusub ee Gobolka Banaadir,

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Caasimadda Muqdisho Mudane Thaabit Cabdi Maxamed ayaa uga Mahad Celiyay Sida Quruxda Badan ay Haweenka Gobolka Banaadir u Soo Qabanqaabiyeen Xafladan Sidoo Kale Duqa Caasimadda ayaa Waxaa uu Haweenka Ka Balan Qaaday in Xaquqda ay Ku Leeyihiin Gobolka in ay Ka Hili Donan,

Photos from Haweenka Gobalka Banaadir's post 01/03/2017

Gudoomiyaha Haweenka Gobolka Mr Jawaahir Maxamuud Jamac Jawaahir Barqab oo Manta Kulan Laqaadatay Gudoomiyasha Haweenka 17 Degmo ee Gobolka Banaadir

Kulankaan oo Looga Hadlay Sida ay uga Qeyb Qaadan Karan ururka Haweenka 17 Degmo Abaaraha ka jira Soomaliya,

Photos from Haweenka Gobalka Banaadir's post 12/02/2017

Haweenka Gobolka Banaadir oo Soo Dhaweeyay Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya Mudane Maxamed C/lahaahi(Farmaajo)

Gudoomiyaha Haweenka Gobolka Banaadir Mr Jawaahir Maxamuud Jamac Jawahir Barqab ayaa Shegtay Haweenka Gobolka Bnaaadir in ay
Taageerayan Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya.

Photos 28/09/2016

Hawenka Gobolka Banaadir Ma ogolan karno in dhalinyaro Soomaaliyeed Leskaga Xakumo dil toogasho ah

Photos from Haweenka Gobalka Banaadir's post 26/09/2016

Marwada Gobolka Banaadir oo gudonsineysa shahaado gabdhaha dhaliyarada Gobolka Banaadir

Photos 12/09/2016

Hawenka gobolka banaadir waa ku had iyo jeer u tagan taakuleynta ciyalka agonta ah

Photos from Haweenka Gobalka Banaadir's post 04/07/2016

Haweenka Gobolka Banaadir oo u Qeyb Ciyalka Agonta Dharka Ciida iyo Lacag Ay ku ciideystaan
Gudoomiye Ku Xigeenka Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Yabooh ayaa uga mahad Celiyay Hawenka Gobolka Banaadir Sida Ay u garab taaganyihiin Cayalka agoonta

Photos from Haweenka Gobalka Banaadir's post 06/04/2016

Gudoomiyaha Haweenka Maamulka Gobolka Banaadir Mro Jawaahir Maxamuud Jamac Jawaahir Barqab oo Manta Dalka Dib Ugu Soo Laabatay Kadib Safaro Shaqo ay Ku Tagtay Dalka Dibadiisa

Photos from Haweenka Gobalka Banaadir's post 03/12/2015

Barnaamijka Dhaqanka iyo Cunta Karinta Haweenka Gobolka Banaadir oo Manta Lagu Qabtay Aqalka D/Hooes ee Muqdisho
Barnaaamijkaan ayaa Waxaa Kasoo Qeyb Galay Xildhibaano iyo Wasiiro Ka Tirsan Dowlada Soomaliya
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale(Madaale) oo Barnamijka Xariga Ka Jaray Ayaa uga Mahad Celiyay Haweenka Gobolka Banaadir Sida Quruxda Badan ay u Soo Agaasimen Barnaamijka Dhaqanka iyo Cunta Karinta

Want your business to be the top-listed Government Service in Muqdisho?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address


Xarunta Mamulka G/Banaadir
Muqdisho