15/02/2023
CRITICAL THINKING AND PROBLEM SOLVING WORKSHOP.
Hay'adda Iftin Foundation ayadoo ka duuleysa tayeynta xirfadaha iyo tayada dhallinyarada jaamiciyiinta ah ee ka soo baxay jaamacadaha dalka waxay qabaneysaa 18-ka Feberaayo workshop ciwaankiisu yahay Critical Thinking and Problem-Solving. Workshop-kaani wuxuu ka dhacayaa Hoolka tababbarrada ee Iftin Foundation dhabarka dambbe ee Midnimo Supermarket waddada Makka Almukarrama.
Qofkii daneynaya waxa uu iska diiwaangelin karaa link-gaan hoose wixii faahfaahin iyo xog dheeraad ahna waxaad la soo xariiri kartaan emailka [email protected] ama taleefankaan 0619610184.
https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSdTXSL88bBTqjnKD-vy9i7-RHUUBhltXlUUO2cqsF-JyNcGJQ/viewform?usp=sf_link

01/11/2021
10/07/2021
13/06/2021
22/12/2020