Abdiwali Mohamed Ahmed

Abdiwali Mohamed Ahmed

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Abdiwali Mohamed Ahmed, Mogadishu.

15/02/2023

CRITICAL THINKING AND PROBLEM SOLVING WORKSHOP.

Hay'adda Iftin Foundation ayadoo ka duuleysa tayeynta xirfadaha iyo tayada dhallinyarada jaamiciyiinta ah ee ka soo baxay jaamacadaha dalka waxay qabaneysaa 18-ka Feberaayo workshop ciwaankiisu yahay Critical Thinking and Problem-Solving. Workshop-kaani wuxuu ka dhacayaa Hoolka tababbarrada ee Iftin Foundation dhabarka dambbe ee Midnimo Supermarket waddada Makka Almukarrama.

Qofkii daneynaya waxa uu iska diiwaangelin karaa link-gaan hoose wixii faahfaahin iyo xog dheeraad ahna waxaad la soo xariiri kartaan emailka [email protected] ama taleefankaan 0619610184.

https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSdTXSL88bBTqjnKD-vy9i7-RHUUBhltXlUUO2cqsF-JyNcGJQ/viewform?usp=sf_link

01/11/2021
Photos from Abdiwali Mohamed Ahmed's post 10/07/2021

Caana Saado Plus iyo Nasri

10/07/2021

Caana Saado Plus iyo Nasri

13/06/2021

“Waxaan ka shaqeeyaa in aan u abuuro ka qeybgelinta dadka qaba baahiyaha gaarka ah anigoo kordhinaaya gaaritaanka goobaha dadweynaha, hal abuurka dhalinyarada iyo shaqo abuur.” Cabdiwali Maxamed Axmed, 33, Isuduwaha Barnaamijka.

Photos from Iftin Foundation's post 22/12/2020
Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Culinary Team

Attire

Telephone

Website

Address


Mogadishu