Axmed C/qaadir Biile.

Axmed C/qaadir Biile.

Share

Kusoo dhawaada pageka klana soco barnaamijyo xiiso leh oo Kala gadisan . insha allah

Hapbeegaygu suu yahay
Hawaaliyo warkaygiyo
Hadba weedhaan jeedshaa
Ma horarsan waligay

Anoo hiran karaayoo
Huri dooni abidkay
Hagran maayo sheekada.

06/04/2026

Inaa lilaahi waa inaa ilayhi raajicuun.
ان الله ما اخد وله ما اعطى وكل شيئ عنده باجل مسمى.
Ilaahay ha unaxariiso hoygeedana janno haka yeelo eedo siciido xaaji ciise bootaan oo uu xaqii uyimid. Dhamaan mawtaadka muslimiinta ahna naxariista janno allha siiyo. Halkan waxaa tacsi tiiraanyo leh ka diraya dhamaan reer biile dhabaryare.

30/05/2023

Digfeer iyo sahra ilays.
'' hanti kuguma nici karo''

02/02/2023

SALU CALEH
Dandaawi iyo samaale dandaawi. Ku sali xabiibka scw

07/10/2022

Dhalanteed waxaa jira indhuhu, dhab u maleeyaane.

18/07/2022

Marka uu qofku garanwaayo ama maskaxdiisu hindisi waydo talaabooyinka kala du-duwan ee looga gudba hirarka waayaha nolosha, qof celiyaana uu haysan, waxaa calaamad u ah in uu socod kiisu noqdo Hindiwaas.

06/07/2022

Aduunyadu khiyaalkiyo
Maxay been aloostaa
Maxay araga dhaayuhu
Hadba milicsi eedaan
Muxuu maqalku asaraar
Ayaamaha ka qaadaa
Aramida xanuunka leh
Ubucdaada hoosiyo
Muxuu ololka waayuhu
Wadnahaaga eegtaa
Halistana abaaraa.

08/06/2022

Allah Allah ilaahayow .... C/qays.
👍🙏💯💯

10/05/2022

Garab roorka suu ugu furay , waa garoob weli.
1k❤

24/04/2022

Dagaalkii badar wuxuu dhacay sanadkii labaad ee hijriyada waa guul kamida guulaha islaamka ee taariikhda galay.

Gaarsii saaxibo badan.

20/04/2022

Yaa muxamed nabi amaan
Cabdi qays......

Gaarsii saaxibadaa.

Want your business to be the top-listed Government Service in Qardho?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Qardho