Saylac State Of Somalia

Saylac State Of Somalia

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Saylac State Of Somalia, Public & Government Service, saylac 22, Saylac.

Home 14/02/2012

Damaca iyo dulmiga Djibouty iyo Dhamaan Geeska africa
Geeska africa waa meel aad u adag inad nabad ku hesho oo xaqaaga oo dhamaystiran ka hesho,waa meel kolba kii laga xoog bato la cunayo oo dhulkiisa la dhacayo dadkiisa la qalayo dadkiisana la gumaysanayo.
Reerka Gadabuursi waa Reeraha ku nool geeska africa waa reeraha ogu nabada jecel ogu wax barashada jecel ogu hormarka jecel,laakiin dhulka samaroon waa dhulalaka loogu damaca badanyahay dhinac walba waa laga soo galay oo waa laga cunay Bidix iyo midigba reeraha ku hareeraysan gobolka awdal iyo salal waxay u tafaxayteen iyagoo adeegsanaya magac dowladeed boobka iyo dhaca iyo barakicinta beesha gadabuursi,laakiin cadawgu kala daran ee Dawlada jabouty ayaa ogu daran oo ogu damac badan,dowlada jabouty 5 tii sano ee ogu danbaysay waxay ku dadaalaysay sidii ay beesha dagta jabouty ay ogu xididaysan lahaayeen guushii ogu wanaagsanaydna waxay gaareen markii lagu caleeema saaray ugaaskooda ooy dadkii matalayay reerka gadabuursi ay ku wada faraxsanaayeen arinkaas,taariikh xumida shakhsiyaadka gadabuursi ee lacagta siista dalkooda ama abti nimo cadawga usoo raaca ku ma cusba beeshan,laakiin sanadkan la joogo jabouti waxay u soo dagaalamaysay way u soo dhawaadeen waayo maanta jabouti waxay sheegatay ilaa Lughaya inay xuduudooda tahay iyadoo reerihii daganaa deeganaas aysan la waynayn damacaas iyagoo jabouti ku jooga qabiil aan qabiilkooda ahayn.
Somaliland ama beesha isaaq meel walba ay u marayso ictiraaf way galaysaa xataa haday tahay dhulka samaroon dowladana hada jirta iyo tii h**e ee caadul qaataha uu madaxda ka ahaa waa is ku mid waxa lama taabtaan ah kiiska jabouti oo ah qaadashada xeebaha awdal iyo salal,maayarka saylac subuxii saylac ayuu maayar ka yahay galabtiina gurigiisa jabouti ku yaal ayuu u hoydaa.soomaliland waxa ka go an in ay xeebaha ku wareejiso beesha jabouti si saaxiib ola ahaato.
Gadabuursiga xeebaha dagan waxay ku jiraan wakhti adag oo lala eegtay abaaro lixaadle iyo siyaasad xumo kala daadsanaan iyo dadkii oo u baahan Qof haga oo heer wanaagsan gaarsiiya,nasiib daro matacalimiintoodana wax walba way arkaan laakiin hankooga afrika way ku yartay oo hankooga waxa deeqa cirka iyo dhulka oo la is ku daray.
Laakiin sanadka 2012 waasanadka ay kici laahaayeen gadabuursi oo dhan sidii loo soo xoraynlahaa loogana tashan lahaa labadan doowladood ee Cadawga ku ah dhulka Gadabuursi waxaa noo soo kacay Maamul goboleed la yidhaa (Saylac Sate of Somaliya) ilaahay waxaan ka baryayanaa inuu ilaahay nala garab galo xoraynta xeeebaha iyo awdal oo dhan si ay ciyaalkeena dhulkooga si xor ah ogu noolaadaan.
wabilaahi taqfiiq
Hassan.A
WWW.SAYLACSTATE.COM

Home MAAMUL GOBOLEEDKA SAYLAC STATE OF SOMALI SAYLACSTATE

Home 13/02/2012

Maanta ay taariikhdu tahay 11.02.2012 waxaa si mug leh loo dhawaaqay Maamul Goboleedka SAYLAC STATE of SOMALIA .

Sababaha keentay in bulshaweynta kudhaqan xeebaha galbeed ee somaliland ay kudhawaaqaan Maamulkan SAYLAC STATE uu yahay cadalad daro iyo amni daro kaga timiday maamulka Somaliland iyo Dowlada JABUUTI oo cadaasi iyo hagardamo iyo dhulbalarsi kuhaysa umada kudhaqan deganadaas,iyadoo dowlada jabuuti ay ka faa'ideysanayso burburka Dalka soomaliya.Waxaa udheer inaas hurumar la'aan soo food saartay bulshadaa kudhaqan deegaanadaas,deeganadaas ay ka arimanayso SAYLAC STATE oo ah Magalooyinka SAYLAC,LUGHAYA,BOON,GARGAARA,iyo toboneeyo tuulo oo hoos yimaada Degmooyinkasi,sidaa awgeen waxay beelaha degan deeganadaas ay si caqfiyow uga baraandageen inay katashadaan aayahoodo ,iyo inay laqeyb sadaan walalahooda somaaliyeed midnimada iyo horumaka usoo ifbaxaya .

Habdhismeedka dowlada SAYLAC STATE of SOMALIYA waxa lashacin todaabadada foodaa inagu soo haya .



wabillahi towfiiq



wixii taagero ah nagalla soo xiriira

www.saylacstate.com

Home MAAMUL GOBOLEEDKA SAYLAC STATE OF SOMALI SAYLACSTATE

Want your business to be the top-listed Government Service in Saylac?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Saylac 22
Saylac