Roraye Times

Call Directions Website Contact the organization

Roraye Times Warbaabin bulsho oo baahidaada haqab tiraysa

02/08/2026

Baafin ehelka ilmahaan ambadka ah:

Wiilka yarka ah magaciisa waxaa uu iigu sheegay Ciilow Abdi hooyadiisna waxaa la yiraahdaa Muraayo,
Waxaa lagu hayaa dagmada Kaxda waxaana lagala xariiri karaa tell: 0615118320

Fadlan nala baafi.

20/06/2026

Daawo:
Muxaadaradaan waxa aad ku ogaan doontaa salaadii aad dukan jirtay in wax wayn ka qaldan yihiin,

Maantay kadib Salaadaadu waxaa ay noqonaysaa mid sax ah oo noloshaada badasha,

Xigasho: Geedfadhi

07/06/2026

Madaxwaynihii h**e ee dalka mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo ayaa si wadaniyad iyo dadnimo ku dheehan tahay waxaa uu u soo jeediyay Madaxwaynaha muda dhaafka ah mudane Hassan Sheikh Mohamud in uu ka baaqsado in shisheeye arimaha dalka faraha la soo galo, isagoo u soo jeediyay in uu gogosha martiqaadka uu isagu dhigayo.

27/05/2026

Daawo dhibaatada Dambiyada aad qarsoodida u samayso:

Dunuubta khalawaatka waa dambiyada aad sida qarsoodida ah u samayso adigoo hilmaamsan in illaahay ku daawanayo,

Kaligaa is waydii imisa dambi oo aad qarsato ayaad ku dhacdaa, ogow alle agtiisa waxba kuuma qarsoona, go’aan ka gaar in aad joojiso, kadibna alle uga toobad keen si qalbi ah.

25/05/2026

Shacabka muqdisho oo la isugu daray dhul b**b, barakicin, sicirbarar, dhac hanti iyo dhaqaale, caburin iyo dil joogto ah ayaa u muuqda kuwa maantay xargaha soo goostay si ay u difaacdaan xaqooda iyo xuquuqdooda muwaadinnimo.

Banaanbaxyo nabadeed ayaa meel kasta oo caasimada ah si iskood ah uga socda.

03/03/2026

Ku sugo afurkaaga maantay, waa muuqaalka magaalada Talabiib ee caasimada yahuuda oo maantay gantaaladii Iran 🇮🇷 sida roobka ugu da’ayaan.

02/03/2026

Abwaankaan ayaa Imaaraatka waxaa uu ku habaaray suugaan sooma noqoto ah habaarkiisiisa alle waa u aqbalay oo maantay Imaaraatku waa isagaas gubanaya,

Hal eray ma odhan ilaa sidiisii isaga oo ah ayuu maantay muuqdaa.

17/02/2026

Daawo:
Muxaadaradii ugu muhiimsanayd soonqaadkaan,

Macnaha, fahamka iyo faa’iidooyinka Tasbiixda ama Subxaana laahi in aad ku wardiso,

Shiikh Mustafa Xaaji Ismaaciil Haaruun ayaa inoo soo jeedinaya ajar iyo xasaan alle haka siiyee.

Asxaabtaada la wadaag share.

23/01/2026

Daawo:
Hankii, dhiiranaantii iyo awoodii hal abuur ee dawladii Kacaanka Soomaaliyeed,
Hees oohin ah oo Dawladdii Soomaaliya ku taageertay dalka Congo dilkii madaxwaynahooda petrice Lamumba kadib,
Afrikada madow sidii aan ugu lisnay inooguma hambayn xaqiiqdii,
We ware the one and only pan Africanists exist.

Waxay leeyihiin hobaladu:
“Lamumba ma noola mana dhimaneey
Labadaa midna ha u malaynina eee
Muuqiisa la waayay mooyaaane
Inuu maqan yahay ma moodina eee”

Address


Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Roraye Times posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Roraye Times:

Shortcuts

  • Want your organization to be the top-listed government service?

Share