UPD Party

Call Directions Website Contact the organization

UPD Party AAN MAR KALE MUDNAANTA SIINO MAANDEEQ. Xisbigan waxa uu qabaa in wixii khilaaf ah lagu xalliyo wadahadal.

Xisbiga UPD wuxuu u howlgalayaa xaqiijinta mabaadi`da iyo ujeedooyinka ay ka mid yihiin:-
Waa Xisbi albaabadiisu u furan yihiin muwaadiniinta Soomaaliyeed ayagoon kala sooc laheyn ayna xubnihiisu u siman yihiin xuquuqda & waajibaatka. Adkaynta Midnimada iyo wadajirka dadka iyo dalka Soomaaliyeed ayadoo la mideeynayo maskaxdooda, maalkooda iyo muruqoodaba ayadoo isku duubnidaas looga faa’ideysanyo ka miro dhalinta wax kasta oo ay ku jirto maslaxadda iyo danta guud, isla si la mid ahna looga soo horjeesto wax kasta oo waxyeelanaya arimahaas. Ayadoo xisbigu xooggiisa uu isugu geyn doono xallinta mashaakilaadka iyo dhibaatooyinka dadkeenna heysta annagoo adeegsanayna waaya-arganimadeena,caqligeenna, cilmigeenna iyo talada wanaagsan ee ku jirta waxgaradka umadda. Ilaalinta Xuquuqaha asaasiga ee Aadanaha iyo xorriyaadka guud si qof walba ku dhiiro-galineysa ka qeybqaadasha xaqiijinta danta guud iyo tan gaarka ah iyadoon ka baqayn wax xadgudub ah oo ku yimaada naftiisa, sharaftiisa iyo hantiisa, u wanaagsan ayadoo la dhowrayo sharciga iyo qawaaniinta dalka u degsan.

Address


Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Telephone

+252612347090

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when UPD Party posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to UPD Party:

Shortcuts

  • Want your organization to be the top-listed government service?

Share