Taliska Ururka 91aad Guutada 9aad Qeybta 60aad Gobolka Bakool
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Taliska Ururka 91aad Guutada 9aad Qeybta 60aad Gobolka Bakool, Armed forces, Huddur, Xuddur.
14/05/2026
Ilaahey naxariistii janno haka waraabiyo🤲
Taliyaha Guutada 9-aad Col Yoonis Adan ayaa manta dib uga soo laabtey Magaalada Xudur Ee Xaruunta Gobolka Bakool.
31/01/2026
Taliyaha ururka 91-aad guutada 9-aad Laba xidigle Abdirahman (Takaar) ayaa ka qeyb galey Shir laamaha Amniga iyo maamulka Gobolka iyo Degmada Xuddur oo ka dhacey xaruunta Gobolka Bokool.
22/01/2026
Wefti uu hogaaminaayo Taliyaha Guutada 9-aad ee Qeybta 60-aad CXDS Gashanle dhaxe Yuunis aadan Xasan ayaa gaaray Degmada Waajid ee Gobolka Bokool.
Saaxibo shaqada qaranka ku saaxibey
Hadafkeena waa mera-dhalidoona?
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Huddur
Xuddur
