Hon. Sharma cumr

Hon. Sharma cumr

Share

pleas like Share coment this page thanks

07/07/2024

Saxiibtinimada iyo balanta

(Qiso cajiiba) Hon. Sharma cumr

26/03/2024

“Ninka waajib kuma ahan in uu daaweeyo xaaskiisa hadii ay xanuunsato balse waa ixsaan, khasab iyo waajib midna kuma aha balse dar alle iyo ixsaan waa uu udaaweyn karaa”

Waxaa sidaa yiri Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

10/03/2024

Ramadan mubarak. Ilaahay haynaga dhigo kuwii ka faaidaysta soonkan, runtiina dad badan way haleeli waayeen oo wedku kuma simin, halka kuwo kalena ay moogyihiin oo bishaas kaliya aysan adkaysan karin.
Sidoo kalana habeenkii ajarkiisu u dhigmay 1000 habeen ayaa ku jira.
Waa xili la samayn karo isbedel nololeed disibiliinkana lala qabsan karo.
Ilaahay ha inagu kaalmeeyo xuskiisa, mahadcelintiisa iyo wanaajinta cibaadadiisa.

03/03/2024

Allaha u naxariisto Caato Caarif intii uu ka tagayna samir iyo iimaan allaha ka siiyo si qaas ah walalkay Xasan bashiir waxaan ku leeyahay wallal qalbiga allaha kuu qaboojiyo waa la wada dhimanayaa adiga iyo Faamilkana samir iyo iimaan isagana janatul Fardowsa allaha ugu bishaareeyo Aamiin.

03/03/2024

Waxaan caawa hoygiisa kulan wadatashi oo miro dhal ah ku yeelannay Madaxweynihii h**e ee dalka Mudane Shariif Sheekh Axmed.

Waxaan ka wada hadalnay xaaladda dalka, gaar ahaan arrimaha siyaasadda iyo dooda beryahaan ka taagan wax ka baddelka Dastuurka, waxaana hoosta iskala xarriiqnay xaaladda dalka iyo arrimaha dastuurka hadda socda in ay u baahanyihiin wadatashi ballaaran.

Waxaan isla garannay inaan sii wadno kulamadeenna iyo wadatashigeenna, isla markaasna laga qeyb geliyo siyaasiyiinta dalka iyo qeybaha kale ee bulshadda.

Photos from Hon. Sharma cumr's post 15/02/2024

SAWIRADA: Kooxda kubada Cagta Galmudug ee Qaaday koobka maamul goboleedyada Dalka oo maanta si balaaran loogu soo dhaweeyay Degmada Caabudwaaq ee waqooyiga Galgaduud.

Caabudwaaq

14/02/2024

Nin walba ninkiis ha noo laysto

10/09/2023

😂😂👁

04/03/2023

Hadii ad 7habrood tihiin anaguna waxaynu nahay 7 oday intaas ba ishaysta 🤣

22/02/2023

"Dhalashada waan kala noqonaynaa Dhulbahantaha weli la sii jooga maamulka Hargeisa Somaliland liis dheer ayaana soo saaraynaa aan leenahay kuwani ma aha reer SSC."
Garaad Jaamac garaad Cali

03/02/2023

SCW

Want your business to be the top-listed Government Service in Istanbul?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address


Istanbul