29/08/2023
Somali Restaurant Coming Soon
Kampala University Road. Ggaba
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Maah Samakab, Political organisation, Kampala.
29/08/2023
Somali Restaurant Coming Soon
Kampala University Road. Ggaba
Sii faafi wll ajrakaas qayr baad ka helaysaaye
20/12/2014
Neymar ayaa ku soo laabtay kooxda Barcelona laakiin waxa uu ku soo bilowday kursiga keydka ka dib markii uu dhaawac ku maqnaa kulankii ugu danbeeyay.
Pedro oo seddexleey dhaliyay kulankii Copa del Rey ee bartamaha isbuuca ayaana ku soo bilowday oo ka garab ciyaaraya Messi iyo Luis Suarez.
Barcelona: Bravo, Montoya, Pique, Mascherano, Alba, Rakitic, Busquets, Iniesta, Messi, Suarez, Pedro
Keyd: Ter Stegen, Adriano, Mathieu, Xavi, Rafinha, Neymar Jr, Munir.
Cordoba: Juan Carlos; Campabadal, Íñigo, Deivid, Pantic, Crespo; Cartabia, Luso, Ekeng, Borja; Ghilas
04/12/2014
sheeko xiiso badan
MagaaladaGaalkacyoEeXaruntaGobolkaMudugOo ah MagaalosooMartayMarxalado kale DuwanOoiskujiraDagaliyo mid NabaddaOoilaaiyoxilligaani ay kunaaloonayaanShacabka Ku dhaqanMagaalada.
GaalkacyoOoSanadihiiDambeLagubartayHormarintaadeegyadaBulshadaiyoiskusoodhawaanshahaylabadaMaamulEeKajiraMagaaladaKadibMarkii la sooMarayMarxaladokaladuwan
Magaladaayaawaxa ay soomaratayHeer Kala duwanOolagulaayay wax kuoolfarabadankuwaasiooilaaiyohaddaaysanhilmaaminshacabkaReerGaalkacyowaxanamaalmihiiugudambeysayGobolkakajiraycabsixooganookuaadan in ay soogaleen rag katirsankooxdaalshababkuwaasioo ay digniino kale duwan ay kabixiyenlaamahaamaanka .
KadibQaraxii La doonayay in laguqaarijiyoTaliyekuxigeenkaCiidmadaBaliska Puntland iyoDhawaaqiikasooyeeraykooxdaalshababayaamagaaladawaxaa ay Gashay sheekocusub .
SheekadaasiOoKaBilaabatayLabadaDhinacee ay u kalaqeybsantahayMagaaladaTaasiOo ah in lagashakiyoqofwalbaWajigiiku cusubmaadaamaaysanjirincontaralo sax ah oolagamaamulolabadadhinac .
Maanta MaraansooMarayMagaaladaayaawaxaankuarkay Dad weyneaad u farabadanootaxadarweynkamuujinayamaridawadooyinmagaaladaGaalkacyoiyokutukashadaGoobahaCibaadada.
Waxanaintabadanshacabkaamashaqsiwalbauuiskailaalinayaaqofkakadambeyo in uuaqoonuu u leeyahayiyo in kale hadiiuusan u laheyn in uugalogoobtaugu dhow amagurigakasoohorjeeda taasioonoqotayarinkusookorortayDareenkaShacabkaReerGaalkacyo
Magalada ma ah sidiihoremanamuuqtamaalmihiiugudambeyayiskuimaatinoo ay sameynayanqeybahabulshadakwuaasiookukulmijirayhotaladaamagoobahalagushaheeyowaxaaanaqofkiikucusubgaalkacyouudareemayaamarkiiuusoogaloxilliyadaqaar in ay tahaymeel ay kunoolyihiinhalReerOo kale taasiookabadalanmuuqalkiihoreeelaguyaqaanaymagaalada
29/11/2014
Warbixin uu soo saaray guddiga Qaramada Midoobay u qaabilsan ka hortaga jirdilka ayaa sheegaya in dalka Mareykanka uu aad uga gaabiyay la jaanqaadida xeerka caalamiga ah ee ka dhanka ah jirdilka.
Warbixinta ayaa ah tii ugu horreysay ee uu gudiga soo saaro tan iyo sanadkii 2006-dii, waxaana ay sheegeysaa in dowladda Mareykanka ay ku guuldareysatay in ay dembi ka dhigto jirdilka.
Mareykanka ayaa loogu baaqay in uu joojiyo in uu sidii uu doono uu u farasirto xeerka ka yaalla jirdilka.
Gudiga ayaa dhaleeceeyay qaabka dowladda Mareykanka ay u qarisay xogta ku aaddan hab dhaqanka laanta mukhaabaraadkeeda ee CIA oo ay ka mid yihiin in tuhunsanayaal la waayo, iyo in ciqaab la adeegsado si xog looga helo qof y tuhmayaan, hab dhaqankaasi oo soo shaac baxay markii uu Mareykanka u talinayay George W Bush.
Warbixinta ayaa sidoo kale ka hadashay arxan darrada booliska Mareykanka, balse ma aanay soo qaadan dilkii bishii August ka dhacay magaalada Ferguson ee uu askari cadaan ah ugu geystay wiil madow ah oo aanan hubeysnayn.
Hasa ahaatee warbixinta ayaa lagu sheegay in askar boolis ah oo ay tiradooda ka badan tahay 330 askari maxkamad loo soo taagay dembiyo ay galeen.
Rag Soomaali ah ayaa Britain loo maxkamadeeyay kufsi iyo tacadiyo kale oo dhanka galmada ah.
27 Nofembar 2014
Si buuxda u akhri maqaalka oo dhan Soomaali UK loogu xiray tacaddiyo galmo
Kenya oo dib u furtay Masaajidda Mombassa
Dowladda Kenya waxa ay dib u furtay masaajidda Mombassa ee ay booliska xireen toddobaadyo ka hor kaddib markii lagu eedeeyay in halkaasi hub lagu keydiyo.
27 Nofembar 2014
Si buuxda u akhri maqaalka oo dhan Kenya oo dib u furtay Masaajidda Mombassa
Qarax ka dhacay Kabul oo dad lagu laayay
Qarax ka dhacay magaalada caasimadda ah ee dalka Afghanistan ayaa waxa ku dhintay tiro dad ah qaar kalean waa ay ku dhaawacmeen.
27 Nofembar 2014
25/10/2014
do u know?
28/07/2014
ciid mubaarak dhamaan muslimiinta
ciidul mubaarak ayaa soo dhow muslimiinta waa inay la socdaan
17/07/2014
us leader Mr Barrack Hussein Obama
Asc dhamaan aqyaarta (samatar giir.organisation).
رمضان كريم
رمضان كريم