Somali Embassy in Kampala- Uganda

Somali Embassy in Kampala- Uganda

Share

Embassy of the Federal Republic of Somalia, Kampala.

02/04/2026

โ€Ž๐—ช๐—”๐—ฅ๐—š๐—˜๐—Ÿ๐—œ๐—ก ๐—™๐—”๐—ฆ๐—”๐—ซ
โ€Ž
โ€ŽSafaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Uganda waxay ku wargelinaysaa muwaadiniinta Soomaaliyeed in safaaraddu ay xirnaan doonto laga bilaabo maalinta Jimcaha ee taariikhdu tahay 03 Abriil 2026, iyadoo shaqada dib loo bilaabi doono maalinta Talaadada ee taariikhdu ku beegan tahay 07 Abriil 2026. Fasaxa wuxuu la xiriiraa maalmaha fasaxa guud (Public Holidays) ee ka jira dalka Uganda.
โ€Ž
โ€Ž๐‘ด๐’‚๐’‰๐’‚๐’…๐’”๐’‚๐’๐’Š๐’…๐’Š๐’Š๐’

19/03/2026

Amb Fardosa Mohamed Kanyare oo Hambalyada ciidda u dirtay Ummadda Soomaaliyeed meel walba ay joogaan iyo dhammaan Ummadda Islaamka

18/03/2026

โ€ŽWARGELIN FASAXA CIIDDA
โ€Ž
โ€ŽSafaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Uganda waxay ku wargelinaysaa muwaadiniinta Soomaaliyeed in safaaraddu ay xirnaan doonto fasaxa Ciidul Fitriga awgeed laga bilaabo maalinta berri ah (Khamiis) ee taariikhdu tahay 19 March 2026, iyadoo shaqada dib loo bilaabi doono maalinta Isniinta ee taariikhdu ku beegan tahay 23 March 2026.
โ€Ž
โ€Ž๐‘ด๐’‚๐’‰๐’‚๐’…๐’”๐’‚๐’๐’Š๐’…๐’Š๐’Š๐’.
โ€Ž

17/02/2026
Photos from Somali Embassy in Kampala- Uganda's post 12/02/2026

Danjire Fardowsa Maxamed Qanyare oo shir-guddoomisay Shirka Guddiga Joogtada ah ee Soomaaliya iyo Uganda (JPC)

Kampala, 12 February 2026: Waxaa maanta ka dhacay xarunta Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Uganda, magaalada Kampala, shirka Guddiga Joogtada ah ee Soomaaliya iyo Uganda (JPC), kaasoo looga hadlayay dabagalka shirkii ganacsiga Soomaaliya iyo Uganda ee ka qabsoomay Kampala 7โ€“8 Oktoobar 2025.

Shirkan oo ay shir-guddoominaysay Danjiraha Soomaaliya ee Uganda, Amb. Fardowsa Maxamed Qanyare, ayaa waxaa dhanka Uganda ka soo qayb galay Safiirka Uganda ee Soomaaliya u fadhiya, Prof. Sam Tulya-Muhika, diblumaasiyiin ka socotay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Uganda, iyo qaar ka mid ah diblumaasiyiinta Safaaradda Soomaaliya ee Uganda.

Kulanka maanta ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga labada dal ee dhinacyada maalgashiga, ganacsiga iyo dalxiiska, iyadoo si qodob-qodob ah loo dul istaagay qodobadii lagu heshiiyay shirkii sanadkii h**e ka dhacay Kampala iyo sidii loo dardargelin lahaa fulintooda.

Shirka ayaa ku soo dhammaaday jawi wanaagsan, iyadoo la isla qaatay in xoogga la saaro hirgelinta qodobadii lagu heshiiyay si kor loogu qaado xiriirka iyo iskaashiga labada dal.

Photos from Somali Embassy in Kampala- Uganda's post 04/02/2026

โ€ŽDanjiraha Safaaradda oo kulan la qaadatay Madaxda Jaaliyadda iyo qaar ka mid ah Hoggaamiyeyaasha Bulshada ee Uganda
โ€Ž
โ€Ž4-ta Febraayo 2026, Danjiraha Safaaradda Soomaaliya ee Uganda, Amb. Fardowsa Maxamed Qanyare, ayaa kulan la qaadatay Guddoomiyaha Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Uganda, Mudane Xuseen Garweyne, iyo qaar ka mid ah hoggaamiyeyaasha dhaqanka iyo guddoomiyeyaasha jaaliyadaha maamul-goboleedyada ee ka dhisan dalka Uganda.
โ€Ž
โ€ŽKulankan oo ka dhacay xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Uganda ayaa waxaa looga hadlay arrimo ay ka mid yihiin Kaarka Aqoonsiga Qaranka (NIRA), la-dagaallanka tahriibka oo aad maalmahan uga batay Uganda iyo sidii xal waara looga gaari lahaa dabaaldegyada calamada maamul-goboleedyada iyo kuwa qabiilada ee sanad walba lagu qabto magaalada Kampala.
โ€Ž
โ€ŽMasโ€™uuliyiintii kulanka ka qayb gashay ayaa si weyn u soo dhaweeyay saddexda qodob ee laga wada hadlay, iyagoo Danjiraha ku boorriyay in ay dadaal dheeraad ah geliso sidii tahriibka looga hortagi lahaa, isla markaana Safaaradda ay awooddeeda u adeegsan lahayd joojinta calamada tirada badan ee sumcad-darrada ku ah Qaranka Soomaaliya.
โ€Ž
โ€ŽDanjire Fardowsa Maxamed Qanyare oo warbixin siisay kulanka ayaa marka h**e beenisay wararka magaalada lagu faafiyay ee sheegaya in Safaaradda ay ka shaqeysay in dadka qaxootiga iska dhiibaya lagu qasbo qaadashada Kaarka Aqoonsiga Qaranka (NIRA), iyadoo sheegtay in warkaasi yahay mid aan sal iyo raad toona lahayn. Waxay carrabka ku adkaysay in Kaarka NIRA uu yahay mid ikhtiyaari ah, qof walbana uu qaadan karo haddii uu doonayo, isla markaana Safaaradda aysan wax wada-shaqeyn ah la lahayn xafiiska qaxootiga ee Uganda.
โ€Ž
โ€ŽSidoo kale, Safiirku waxay sheegtay in ay si buuxda uga goโ€™an tahay la-dagaallanka dadka ka shaqeeya tahriibinta, si loo badbaadiyo nolosha dhalinyarada Soomaaliyeed.
โ€Ž
โ€ŽArrinta calamada ayaa la isla gartay in Safaaradda ay soo saarto awaamiir cad oo lagu joojinayo dabaaldegyada calamada badan ee maamul-goboleedyada iyo qabiilada ee ka dhaca gudaha Kampala, iyadoo la goโ€™aamiyay in kaliya la xuso lana maamuuso Calanka Qaranka Soomaaliya, isla markaana si weyn loo weyneeyo maalmaha xurriyadda dalka ee 26-ka Juun iyo 1-da Luulyo.
โ€Ž
โ€ŽUgu dambayn, kulanka ayaa ku soo dhammaaday is-afgarad iyo is-faham buuxa.
โ€Ž

21/01/2026

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO WADA HADAL TALEEFAN UGU HAMBALYEEYAY DHIGGIISA DALKA YUGAANDHA

Muqdisho, Jannaayo 21, 2026: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta wada hadal taleefan la yeeshay Madaxweynaha dib loo doortay ee Jamhuuriyadda Yugaandha, Mudane Yoweri Kaguta Museveni.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ugu hambalyeeyay dhiggiisa dalka Yugaandha dib u doorashadiisa, kaddib guushii uu ka gaaray doorashooyinkii dhowaan ka dhacay dalkaasi, isagoo u rajeeyay in muddada xil hayntiisa uu ku hoggaamiyo dalkiisa, nabad, xasillooni iyo horumar waara.

Intii uu socday wada hadalka, labada Madaxweyne waxa ay isla soo qaadeen xoojinta iskaashiga soo jireenka ah ee ka dhexeeya labada dal, gaar ahaan dhinacyada amniga, siyaasadda iyo iskaashiga danaha guud ee labada shacab, iyaga oo adkeeyay muhiimadda ay leedahay ilaalinta midnimada, madaxbannaanida, iyo wadajirka dalalka gobolka.

DHAMMAAD

13/01/2026

WARGALIN
โ€Ž
โ€ŽSafaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Uganda waxay ku wargelinaysaa muwaadiniinta Soomaaliyeed in safaaraddu ay xirnaan doonto laga bilaabo maalinta barri (ARBACO) ee taariikhdu tahay 14 January 2026.
โ€ŽIyadoo shaqada dib loo bilaabi doono maalinta Isniinta ee taariikhdu ku beegan tahay 19 January 2026. Fasaxa wuxuu la xiriiraa maadaama dalkan doorasho ka jirto.
โ€Ž
โ€Ž๐‘ด๐’‚๐’‰๐’‚๐’…๐’”๐’‚๐’๐’Š๐’…๐’Š๐’Š๐’

12/01/2026

โ€Ž๐—ช๐—”๐—ฅ๐—š๐—˜๐—Ÿ๐—œ๐—ก ๐— ๐—จ๐—›๐—œ๐—œ๐—  ๐—”๐—›
โ€Ž
โ€Ž๐—ฆ๐—ฎ๐—ณ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—๐—ฎ๐—บ๐—ต๐˜‚๐˜‚๐—ฟ๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—™๐—ฒ๐—ฑ๐—ฒ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ ๐—ฒ๐—ฒ ๐—จ๐—ด๐—ฎ๐—ป๐—ฑ๐—ฎ ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฎ ๐—ฎ๐˜† ๐—บ๐˜‚๐˜„๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ป๐—ถ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ ๐—ธ๐˜‚ ๐˜„๐—ฎ๐—ฟ๐—ด๐—ฒ๐—น๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐˜€๐—ฎ๐—ฎ ๐—ถ๐—ป ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฒ๐—ฒ๐—ด๐—ด๐—ฎ ๐—พ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฐ๐—ผ๐—ฑ๐˜€๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐˜…๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฏ๐—ผ๐—ผ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฑ๐—ถ๐—ฏ ๐—น๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐˜†, ๐—ธ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ฏ ๐—บ๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ผ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ฎ๐—ธ๐—ฎ๐—ฑ ๐—ธ๐˜‚ ๐—ท๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฒ๐—ฒ๐—ด๐—ด๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฏ๐—ผ๐—ผ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ.
โ€Ž
โ€Ž๐— ๐˜‚๐˜„๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ป ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ถ๐—ถ ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฑ๐—ฎ๐—บ๐—ฏ๐—ฒ๐—ฒ๐˜†๐—ฎ ๐—ฆ๐—ฎ๐—ณ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—ป๐—ฎ๐—ป ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐˜๐—ฎ๐—ฎ ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฒ๐—ฒ๐—ด๐—ด๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฏ๐—ผ๐—ผ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ.
โ€Ž
โ€Ž๐—™๐—š. ๐—ฆ๐—ถ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—น๐—ฒ ๐—ž๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—”๐—พ๐—ผ๐—ผ๐—ป๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—ค๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ (๐—ก๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป๐—ฎ๐—น ๐—œ๐——) ๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ฎ๐—ณ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฑ๐—ฎ๐—น๐—ฏ๐—ฎ๐—ป ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐˜๐—ฎ๐—ฎ.
โ€Ž
๐— ๐—”๐—›๐—”๐——๐—ฆ๐—”๐—ก๐—œ๐——๐—œ๐—œ๐—ก

27/12/2025

Joint Statement by a Cross-Regional Group of Countries on Israelโ€™s Illegal Recognition of the โ€œSomalilandโ€ Region of the Federal Republic of Somalia on 26 December 2025

The Ministers of Foreign Affairs of the Arab Republic of Egypt, the Peopleโ€™s Democratic Republic of Algeria, the Union of the Comoros, the Republic of Djibouti, the Republic of The Gambia, the Islamic Republic of Iran, the Republic of Iraq, the Hashemite Kingdom of Jordan, the State of Kuwait, the State of Libya, the Republic of Maldives, the Federal Republic of Nigeria, the Sultanate of Oman, the Islamic Republic of Pakistan, the State of Palestine, the State of Qatar, the Kingdom of Saudi Arabia, the Federal Republic of Somalia, the Republic of the Sudan, the Republic of Tรผrkiye, the Republic of Yemen, and the Organization of Islamic Cooperation, underscored the following:

1- Their uniquivocal rejection of Israelโ€™s recognition of the โ€œSomalilandโ€ region of the Federal Republic of Somalia on 26 December 2025, given the serious repercussions of such unprecedented measure on peace and security in the Horn of Africa, the Red Sea, and its serious effects on international peace and security as a whole, which also reflects Israelโ€™s full and blatant disregard to international law;

2- Their condemnation in the strongest terms of such recognition, which constitutes a grave violation of the principles of international law and the United Nations Charter, which explicitly stipulates the imperative of protecting the sovereignty of states and their territorial integrity, and reflects Israelโ€™s expansionist

3- Full support of the sovereignty of the Federal Republic of Somalia, and the unequivocal rejection of any measures that undermine the unity of Somalia, its territorial integrity or its sovereignty over its entire territory;

4- The recognition of parts of states constitutes a serious precedent and threatens international peace and security, and violates the cardinal principles of international law and the United Nations Charter.

5- The full rejection of any potential link between such measure and any attempts to forcibly expel the Palestinian people out of their land, which is unequivocally rejected in any form as a matter of principle.

Photos from Somali Embassy in Kampala- Uganda's post 27/12/2025

Press Statement
Federal Republic of Somalia

The Federal Republic of Somalia reaffirms its absolute and nonโ€‘negotiable commitment to its sovereignty, national unity, and territorial integrity, as enshrined in the Provisional Constitution of the Federal Republic of Somalia, the Charter of the United Nations, the Constitutive Act of the African Union, as well as the charters and covenants of the League of Arab States and the Organization of Islamic Cooperation.

The Federal Government of Somalia categorically and unequivocally rejects the deliberate attack to its sovereignty and the unlawful step by Israel purporting to recognize the northern region of Somalia. The Somaliland Region is an integral, inseparable, and inalienable part of the sovereign territory of the Federal Republic of Somalia.

The Federal Government underscores that Somalia is a single, indivisible sovereign state, and no external actor has the authority or standing to alter its unity or territorial configuration. Any declaration, recognition, or arrangement that seeks to undermine this reality is null, void, and without any legal or political effect under international law. Matters relating to Somaliaโ€™s unity, governance, and constitutional order remain the exclusive prerogative of the Somali people, to be resolved solely through lawful, constitutional, and peaceful means.

Somalia further reiterates its principled and unwavering support for the legitimate rights of the Palestinian people, including their right to self-determination, and its firm rejection of occupation, forced displacement, demographic engineering, and settlement expansion in all their forms. In this regard, Somalia will never accept to make the Palestinian people stateless.

Somalia makes clear that it will not permit the establishment of any foreign military bases or arrangements on its territory that would draw Somalia into proxy conflicts or import regional and international hostilities into this region.

The Federal Government of Somalia warns that illegitimate actions of this nature seriously undermine regional peace and stability, exacerbate political and security tensions in the Horn of Africa, the Red Sea and Gulf of Aden, the Middle East and the wider region, Such actions contravene the collective responsibilities of states to combat terrorism, including Al-Shabaab and ISIS, and risk creating enabling conditions for terrorist groups to exploit political instability and undermine ongoing peace and security efforts.

Somalia remains committed to constructive and principled engagement with the international community on the basis of mutual respect, adherence to international legality, and regional cooperation. In this regard, the Federal Government affirms its determination to pursue all necessary diplomatic, political, and legal measures, in accordance with international law, to defend its sovereignty, unity, and internationally recognized borders.

The Federal Government of Somalia calls upon the Somali citizens to remain united, vigilant, and resolute in defending the nationโ€™s sovereignty and territorial integrity.

Finally, the Federal Republic of Somalia calls upon all states and international partners to respect international law, uphold the principles of non-interference and territorial integrity, and act responsibly in the interest of peace, stability, and security in the Horn of Africa.

Want your business to be the top-listed Government Service in Kampala?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


Embassy Of Somalia, Nile Avenue
Kampala

Opening Hours

Monday 10:00 - 15:00
Tuesday 10:00 - 15:00
Wednesday 10:00 - 15:00
Thursday 10:00 - 15:00
Friday 10:00 - 12:00