05/17/2025
This is a friendly reminder about our Saturday walk and run with Coach Ahmed! We’ll be meeting at Madison Park track at 9:45 AM, and the walk will take place from 10:00 to 11:00 AM.It’s just a one-hour walk, so we encourage you to bring your friends and family to join us. Let’s promote health, wellness, and community together—and don’t miss the chance to walk and run with Coach Ahmed! Tomorrow is going to be a beautiful day, and we can’t wait to see you all there!
04/09/2023
Waad dili kartaa shaqsi laakiin ma dili kartid fikradisa!
01/31/2023
Waxaan helnay xog aad logu kal soonyahay o ku saabsan in Yusuf Farah Muhumud oo reer Godey Ethiopia iyo Ali Naaji o ah reer Jamaame lashaqeyaa kooxda argagixisoda Al- Shabaab o ubasaasa wixii dekedda Kismayo ka soo daga.
1. Waxyaalaha lahubo waxaa ka mid ah in Yusuf Farah Muhumud iyo Ali Naaji ey United Nationals Support office in Somalia (UNSOS) iyo Chinese Construction Company alaabta dekedda oga so degda iyo waqtiga ay qaadanayaan ay la wadaagaan kooxda argagixisada alshabaab o wakhtigo dhamaadey.
2. In yusuf Farah Muhumud u Gaariyaal al-shabaab siiyey, siina dhexmariyey oo Godey geeyo taas oon surtagalnoqon karin hadadan Al- Shabaab aad gacansaar lalaheen.
3. In Ali Naaji shedaal iyo Songor keyey Jiilib bishii la sodhaafey
4. In Yusuf Farah Muhumud labo mar lagu xiray wadanka Kenya markii lagu qabtey fal argagixiso lakin reerkiisii ayaa soo daayeen
5. Yusuf Farah Muhumud inuu leyahay xaasas ku nool Jilib o ah magaalo madaxda kooxda argagixisoda Al shabaab.
04/29/2020
We hope that everyone is doing well and staying at home. We will soon get back our normal lifestyle Insha Allah!!!