H.E Mahamed Yusuf Facul

Directions Website

H.E Mahamed Yusuf Facul This is Official Page for H.E Mahamed Yusuf Facul state Minister for Somaliland Ministry of Education and Science .

Waaxanu maanta Xafiiska wasiirka wasaarada waxbarashada kulan kula Qaadanay agaasime waaxeedada wasaaradda waxbarashada....
04/16/2025

Waaxanu maanta Xafiiska wasiirka wasaarada waxbarashada kulan kula Qaadanay agaasime waaxeedada wasaaradda waxbarashada.

Kulankan waxa nagu wehelinayay Agaasimaha guud ee wasaarada waxbarashada

03/06/2025

Kulanka Maamulka maktabada qaranka.

Maanta waxan Daahfurnay Shirwaynaha Farsamada Gacanta oo Madaxwaynaha JSL Mudan Dr.Cabdiraxman Maxamed Cabdilahi (Cirro)...
02/26/2025

Maanta waxan Daahfurnay Shirwaynaha Farsamada Gacanta oo Madaxwaynaha JSL Mudan Dr.Cabdiraxman Maxamed Cabdilahi (Cirro) uu Daahfuray.

Shirkan Heer Qaran oo Qayb Muhiim u ah Waxbarashada Wadanka in la horumariyo Aqoon ahan, Xirfad ahan iyo Cilmi Baadhis ahan in wax badan laga Qoro.

Madaxwayne Mahadsanid Madaxwayne Waad ku mahadsantahay Hogaamintaada,Dadaalkaaga iyo Damacaaga Sare inaad wadanka meelwa...
02/15/2025

Madaxwayne Mahadsanid

Madaxwayne Waad ku mahadsantahay Hogaamintaada,Dadaalkaaga iyo Damacaaga Sare inaad wadanka meelwalba u marto Ictiraafkiisa, runtiina waxad Dunida Tustay in Somaliland tahay Wadan Dunidu u baahantahay oo Hodan ah.
Ictiraafka Somaliland Dunida dhaqalaheeda iyo Xasiloonideedaba Waxwayn ayay ka bedelaysa dhawaana waxay noqon doontaa wadamada Dunida ugu Qiimaha badan ee loo tartamo in xidhiidh lala yeesho dhaqan dhaqaale.

02/15/2025

Kalmado kooban aan ka jeediyay Daabuurka Ardayda Dugsiga 26 juun

Waxaan maanta daabuurka kala qayb galay dugsiga sare ee 26 june ee magaalada Hargaysa.Dhiirigalintan aan maannta ugu tag...
02/15/2025

Waxaan maanta daabuurka kala qayb galay dugsiga sare ee 26 june ee magaalada Hargaysa.

Dhiirigalintan aan maannta ugu tagnay ardayda Waxa Igu wehelinayay Agaasimaha Waxbarashada Tooska iyo Gudoomiyaha Waxbarashada gobolka Maroodi-jeex.

Sidoo kale waxaanu halkaa uga soo jeediyay kelmado isugu jiro dhiirigelin, wacyigelin,dardaaran iyo hoga-tusaalayn, Anaga oo ardayda ALLE uga barinay inuu ku guuleeyo dadaalkooda waxbarasho.

Dugsiga 26 june Waxaan uga mahadcelinayaa Sida Wanaagsan ee uu awaamiirta wasaaradda waxbarashada u fuliyay waxanuna ku Bogaadinayna casuumada ay noo samayeen si aanu ardayda ugala hadlo daabuurka, islamaarkaana ardayda aanu ugu dhiirigalino waxbarashada.

ALLAA mahadleh.

Dhawan waxan ka wasaarad ahan bilaabi doonaa Dhiirigalinta Ardayda Sannad Dugsiyeedkii 2024-2025.Fasalada Dugsiyada sare...
02/14/2025

Dhawan waxan ka wasaarad ahan bilaabi doonaa Dhiirigalinta Ardayda Sannad Dugsiyeedkii 2024-2025.

Fasalada Dugsiyada sare &. fasalada Siddeedaad

02/13/2025

Kalmado kooban oo aan ka jeediyay Kormeerka Iskuulka Degsiimada (Xaafada) Cilmi-qabad ee ka tirsan Degmada Axmed Dhagax -Hargeysa

Kormeerka Iskuulka Degsiimada (Xaafada) Cilmi-qabad ee ka tirsan Degmada Axmed Dhagax -Hargeysa Kormeerka waxa nooga soo...
02/13/2025

Kormeerka Iskuulka Degsiimada (Xaafada) Cilmi-qabad ee ka tirsan Degmada Axmed Dhagax -Hargeysa
Kormeerka waxa nooga soo baxay Dayacnaan badan OO ka muuqata iskuulka waxbarashadiina 70% Ardaydii ay Ka tageen iskuulka oo dumay awgeed.

๐–๐€๐‘ ๐’๐€๐—๐€๐€๐…๐€๐ƒ๐„๐„๐ƒHargeysa, 12.02.2025Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ...
02/12/2025

๐–๐€๐‘ ๐’๐€๐—๐€๐€๐…๐€๐ƒ๐„๐„๐ƒ

Hargeysa, 12.02.2025

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) oo maalintii labaad ku guda jira Safarkiisii Shaqo ee uu ku tagay Dalka Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa maanta waxa uu kulan mihiim ah leeshay ๐’๐ก๐ž๐ข๐ค๐ก ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ฆ๐ž๐ ๐๐ข๐ง ๐‘๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐€๐ฅ ๐Œ๐š๐ค๐ญ๐จ๐ฎ๐ฆ oo ah Madaxweyne-ku-xigeenka iyo Raysal Wasaaraha Dalka Imaaraadka Carabta , isla markaana ah Amiirka Mandaqadda Dubia.

Sidoo kale, Madaxweynaha JSL waxa uu la kulmay ๐’๐ก๐ž๐ข๐ค๐ก ๐Œ๐š๐ง๐ฌ๐จ๐ฎ๐ซ ๐๐ข๐ง ๐™๐š๐ฒ๐ž๐ ๐๐ข๐ง ๐’๐ฎ๐ฅ๐ญ๐š๐ง ๐€๐ฅ ๐๐š๐ก๐ฒ๐š๐ง oo ah Madaxweyne-ku-xigeenka iyo Raysal Wasaare ku xigeenka dalkaasi, isla markaana ah Wasiirka Arimaha Madaxtooyada ee dalka Isku-taga Imaaraadka Carabta.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland waxa uu Dawladda Imaaraadka Carabta uga mahad naqay Marti-qaadka Rasmiga ah iyo maamuuska sare ee loo fidiyey Madaxweynaha JSL si uu uga qeyb galo Shirka Caalamiga ah ee Kulanka Dawladdaha Caalamka.

Madaxweynaha JSL waxa uu madaxda Dawladda Imaaraadka kala hadlay arrimo door ah oo muhimmad iyo mudnaanba u leh labda dal iyo labada shacab ee walaalaha ah, arrimahaasina waxa ka mid ahaa:

Iskaashiga Arrimaha Dhaqaalaha, Maalgashiga iyo ka wada shaqaynta Xasiloonida Mandaqadda. Dhanka kale, Madaxweynuhu waxa uu Dawladda Imaaraadka Carabtu kala Hadley inay Somaliland ka taageerto xagga kaabayaasha dhaqaalaha iyo in labada dhinac ay iska kaashadaan xagga arrimaha Amniga, gaar ahaan Xasiloonida Marrin Biyoodka Gacanka Cadmeed iyo Badda Cas.

๐€๐‹๐‹๐€๐€ ๐Œ๐€๐‡๐€๐ƒ ๐‹๐„๐‡,
Xafiiska Afhayeenka M JSL

Sawirada -1  Safarka Bilawga Waddada Baligubadle iyo Ku Soo dhawayntii Madaxwaynaha  JSL.Waxa naga go'an inaanu wadanka ...
02/09/2025

Sawirada -1 Safarka Bilawga Waddada Baligubadle iyo Ku Soo dhawayntii Madaxwaynaha JSL.
Waxa naga go'an inaanu wadanka kaabayaasha Shaqalaha ka dhisno si meel walba Aqoonta waxbarashada I gaadhsiino wadooyinkina waxay kaw ka yihiin magaalaynta iyo horumarinta Deegaanka.

02/08/2025

Wadada Baligubadle

Address

Wadada Madaxtooyada
Harg, MO

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when H.E Mahamed Yusuf Facul posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category