Degdega Durkiya Dun caas

Degdega Durkiya Dun caas

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Degdega Durkiya Dun caas, Political organisation, Washington D.C., DC.

05/20/2020

XABIIBI

♡ Xabibii Runtii waxaan ku jecal yahay sida adan farax kursiga u jecal yahay.
♡ Xabibii waxaan kugu dulqaata sida aden farax cisuhu ugu dulqaato.
♡ Xabiibii ma rabo inaan ku xumeyo sida adan farax cisaha u xumeyey.
♡ Xabiibi waxaan ku raadiya sida adan farax u raadiyo dadka aan kartida lahyn.
♡ Xabiibi Ee i aamin sida adan farax u aaminey axmarada iyo oromoda.
♡ Xabiibi waan ku xiisey sida adan farax uu ugu xiisey musuqa.
♡ Xabiibi waxaan nacaa in leyga yidhaahdo erayga damiir laawe sida adan farax u naco in laga yidhaahdo erayga damiir laawe.
♡ Xabiibi waxaan jecayl yahay amaanta sida adan farax u jecal yahay amaanta.
♡ xabiibi waxaan nacaa in runta iyo xaqiiqda in ley sheego sida adan farax u naco runta iyo xaqiiqda in loo sheego.
♡ xabiibi waxaan jecayl yahay khiyaaliga iyo beenta inaan shacabka ku maweeliyo sida adan farax u jecayl yahay beenta iyo khiyaaliga in shacabka ugu maweeeliyo.
♡ Xabiibi waxaan jecayl yahay in TV leyga daawado sida adan farax u jecayl yahay in TV laga daawado.
♡ Xabiibi waxaan jecayl yahay in ley yidhaahdo aqooonyaan degaanka sida adan farax u jecayl yahay in loogu yeedho aqoonyaan degaanka.
♡ Xabiibi waxaan nacaa inaan arko nin iga aqoon iyo karti badan sida adan farax uu unaco inuu arko qof ka aqoon iyo karti badan.
1.Waa kuma ninka u didan iney dhalinyaro ka shaqalowdo dir dhabe??
2.Waa kuma ninka aqonyahanka sitti 30sano dhan hortagan ?
3. Waa kuma ninka kaligii inuu waxbartey ismoodeyo ??
4.waa kuma ninka aqonayahanki sitti iyo dirdhabe curyamiyey ??
5. Waa kuma nin hankiisu dhaafi layhy gobolka sitti iyo ismamulka dir dhabe iyo jigjiga ??
Aden farax hadii karti iyo aqonleyhy muxuu heer federalka ugu dalici wayey
Muxuu hayada localka iyo international NOG u raaci wayey ??
Aden farax 30sano hor taganyhy dhalinyarada gobolka sitti iyo dir dhabe.

Barbaarta dir dhabe iyo sitti state.

Want your business to be the top-listed Government Service in Washington D.C.?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address


Washington D.C., DC
123456