Somali Embassy in Washington, D.C. - USA

Somali Embassy in Washington, D.C. - USA

Share

Embassy of the Federal Republic of Somalia, Washington DC, USA

Photos from Somali Embassy in Washington, D.C. - USA's post 05/16/2026

Ma ogtahay in aan bilawnay bixinta ๐Š๐š๐š๐ซ๐ค๐š ๐€๐ช๐จ๐จ๐ง๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง๐ค๐š (๐๐ˆ๐‘๐€)? Halkaan kasoo dalbo ama sug inta Qunsuliyadda ay ka imaanayso gobolka aad joogto: https://usa.mfa.gov.so/nira-id-only-application/

Passport and NIRA ID Application โ€“ Embassy of the Federal Republic of Somalia in the United States of America 05/16/2026

Waxaan imaanaynaa ๐Œ๐ข๐ง๐ง๐ž๐š๐ฉ๐จ๐ฅ๐ข๐ฌ, ๐Œ๐:
Dhamaan jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool ๐Œ๐ข๐ง๐ง๐ž๐š๐ฉ๐จ๐ฅ๐ข๐ฌ iyo magaalooyinka u dhaw waxaan ku wargelinaynaa inay qabsadaan ๐›๐š๐ฅ๐š๐ง๐ญ๐š ๐›๐ข๐ฑ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐š๐๐ž๐ž๐ ๐ ๐š ๐๐š๐š๐ฌ๐š๐›๐จ๐จ๐ซ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Š๐š๐š๐ซ๐ค๐š ๐€๐ช๐จ๐จ๐ง๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง๐ค๐š (๐๐ˆ๐‘๐€ ๐ˆ๐ƒ) ka hor inta aysan imaan Qunsuliyadda magaalada ๐Œ๐ข๐ง๐ง๐ž๐š๐ฉ๐จ๐ฅ๐ข๐ฌ, ๐‰๐ฎ๐ง๐ž ๐Ÿ๐Ÿ—-๐Ÿ๐Ÿ, ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”. Fadlan farriintaan gaarsii asxaabtaada iyo qoyskaada.
Adeegga waxaa heli doona oo keliya qofkii ballanta halkaan ka qabsada. Linkgaan ku dhufo ee qabso ballanta: https://usa.mfa.gov.so/passport-and-nira-id-application/
Adeegga waxaa la qabanayaa: ๐‰๐ฎ๐ง๐ž ๐Ÿ๐Ÿ—-๐Ÿ๐Ÿ, ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”.
Goobta/Venue waa: ๐„๐ฆ๐›๐š๐ฌ๐ฌ๐ฒ ๐’๐ฎ๐ข๐ญ๐ž๐ฌ ๐Œ๐ข๐ง๐ง๐ž๐š๐ฉ๐จ๐ฅ๐ข๐ฌ, ๐Ÿ•๐Ÿ—๐ŸŽ๐Ÿ ๐Ÿ‘๐Ÿ’๐ญ๐ก ๐€๐ฏ๐ž ๐’๐จ๐ฎ๐ญ๐ก,
๐๐ฅ๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ง๐ ๐ญ๐จ๐ง, ๐Œ๐ ๐Ÿ“๐Ÿ“๐Ÿ’๐Ÿ๐Ÿ“
Saacadda/Time waa: 09:00 AM - 05:00 PM
Mahadsanidiin,

Passport and NIRA ID Application โ€“ Embassy of the Federal Republic of Somalia in the United States of America Passport and NIRA ID Application Important Notes:The Embassy of Somalia in Washington, DC announces that the NIRA ID application is now required when applying for a Somali passport. Accordingly, a new integrated modern passport and NIRA ID appointment system has been released.The embassy has discont...

Passport and NIRA ID Appointment โ€“ Embassy of the Federal Republic of Somalia in the United States of America 04/07/2026

Waxaan imaanaynaa ๐‚๐จ๐ฅ๐ฎ๐ฆ๐›๐ฎ๐ฌ, ๐Ž๐ก๐ข๐จ:
Dhamaan jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool ๐‚๐จ๐ฅ๐ฎ๐ฆ๐›๐ฎ๐ฌ, ๐Ž๐ก๐ข๐จ iyo magaalooyinka u dhaw waxaan ku wargelinaynaa inay qabsadaan ๐›๐š๐ฅ๐ฅ๐š๐ง๐ญ๐š ๐›๐ข๐ฑ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐š๐๐ž๐ž๐ ๐ ๐š ๐›๐š๐š๐ฌ๐š๐›๐จ๐จ๐ซ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฐ๐š๐ค๐š๐š๐ฅ๐š๐๐๐š ka hor inta aysan imaan Qunsuliyadda magaalada ๐‚๐จ๐ฅ๐ฎ๐ฆ๐›๐ฎ๐ฌ, ๐€๐ฉ๐ซ๐ข๐ฅ ๐Ÿ๐Ÿ–-๐Ÿ๐Ÿ—, ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”. Fadlan farriintaan gaarsii asxaabtaada iyo qoyskaada.
Adeegga baasaboorka iyo wakaaladda waxa heli doona keliya qofkii ballanta halkaan ka qabsada. Linkgaan ku dhufo ee qabso ballanta: https://usa.mfa.gov.so/book-appointment/
Adeegga waxaa la qabanayaa: ๐€๐ฉ๐ซ๐ข๐ฅ ๐Ÿ๐Ÿ–-๐Ÿ๐Ÿ—, ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”.
Goobta/Venue waa: ๐Ÿ‘๐Ÿ๐Ÿ•๐Ÿ“ ๐‚๐ฅ๐ž๐ฏ๐ž๐ฅ๐š๐ง๐ ๐€๐ฏ๐ž, ๐‚๐จ๐ฅ๐ฎ๐ฆ๐›๐ฎ๐ฌ, ๐Ž๐ก๐ข๐จ ๐Ÿ’๐Ÿ‘๐Ÿ๐Ÿ๐Ÿ’
Saacadda/Time waa: 09:00 AM - 05:00 PM
Mahadsanidiin,

Passport and NIRA ID Appointment โ€“ Embassy of the Federal Republic of Somalia in the United States of America Passport and NIRA ID Appointment {{ sidebar_steps.tab_name }} {{ is_error_msg }} Select Category {{cat_data.category_name}} Select Service {{ service_details.bookingpress_service_name }} Duration: {{ service_details.bookingpress_service_duration_val }} {{ service_details.bookingpress_service_duratio...

Passport and NIRA ID Appointment โ€“ Embassy of the Federal Republic of Somalia in the United States of America 03/23/2026

Waxaan imaanaynaa ๐’๐ž๐š๐ญ๐ญ๐ฅ๐ž, ๐–๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ง๐ ๐ญ๐จ๐ง:
Dhamaan jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool Seattle iyo magaalooyinka u dhaw waxaan ku wargelinaynaa inay qabsadaan ๐›๐š๐ฅ๐š๐ง๐ญ๐š ๐›๐ข๐ฑ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐š๐๐ž๐ž๐ ๐ ๐š ๐๐š๐š๐ฌ๐š๐›๐จ๐จ๐ซ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ˆ๐‘๐€ ๐ˆ๐ƒ ka hor inta aysan imaan Qunsuliyadda magaalada Seattle ๐€๐ฉ๐ซ๐ข๐ฅ ๐Ÿ’-๐Ÿ“, ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”. Fadlan fariintaan gaarsii asxaabtaada iyo qoyskaada.
Adeegga ๐๐š๐š๐ฌ๐š๐›๐จ๐จ๐ซ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ˆ๐‘๐€ ๐ˆ๐ƒ waxa heli doona keliya qofkii balanta halkaan ka qabsada. Linkgaan ku dhufo ee qabso balanta: ๐Ÿ‘‰๐Ÿป๐Ÿ‘‰๐Ÿป https://usa.mfa.gov.so/book-appointment/
Adeegga waxaa la qabanayaa: ๐€๐ฉ๐ซ๐ข๐ฅ ๐Ÿ’-๐Ÿ“, ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”
Goobta/Venue waa:
๐Ÿ“๐Ÿ’๐Ÿ“ ๐€๐๐ƒ๐Ž๐•๐„๐‘ ๐๐€๐‘๐Š ๐–
๐’๐”๐ˆ๐“๐„ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ“
๐“๐”๐Š๐–๐ˆ๐‹๐€ ๐–๐€ ๐Ÿ—๐Ÿ–๐Ÿ๐Ÿ–๐Ÿ–
Saacadda/Time waa: 09:00 AM - 05:00 PM
Mahadsanidiin,

Passport and NIRA ID Appointment โ€“ Embassy of the Federal Republic of Somalia in the United States of America Passport and NIRA ID Appointment {{ sidebar_steps.tab_name }} {{ is_error_msg }} Select Category {{cat_data.category_name}} Select Service {{ service_details.bookingpress_service_name }} Duration: {{ service_details.bookingpress_service_duration_val }} {{ service_details.bookingpress_service_duratio...

02/17/2026

The Embassy of Somalia in Washington, D.C. extends its warmest wishes to the Somali community and all Muslims observing the holy month of Ramadan. May this blessed time bring peace, joy, and prosperity to all.

01/15/2026

Danjire Dahir Hassan Arab iyo dhamaan hawlwadeennada Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Maraykanka waxay ugu tacsiyaynayaan safiirkii h**e ee Safaaradda Sooomaaliya ee Washington, DC, Danjire Axmed Ciise Cawad, geerida ku timid hooyadiis, Marxuumad Faadumo Daahir Cabdulle. Waxaan Alle uga baryaynaa marxuumadda in uu ka waraabiyo Jannatu Fardows, samir iyo iimaanna uu ka siiyo qoyskii iyo qaraabada ay ka baxday.

Want your business to be the top-listed Government Service in Washington D.C.?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


1609 22nd Street, NW, Washington DC,.
Washington D.C., DC
20008

Opening Hours

Monday 10am - 5pm
Tuesday 10am - 5pm
Wednesday 10am - 5pm
Thursday 10am - 5pm
Friday 10am - 4pm