Abidkoodba duul ay qabteen dib uma dhaantayn!!
Habaryoonis bari deegankeda iyo sharafkeedaba waa difaacanaysa wana waajib diiniyana oo saaran
HabarYoonis kingdom
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from HabarYoonis kingdom, Government Organization, .
Magaalada taarikhige Gaashaamo
12/2025
05/12/2025
Beelaha Garxajis dal iyo dibadba waxay reer awdal ugu baaqayaan nabad
Colaada wiil ba ku dhintee wiil kuma dhasho reer awdal nabadooda iyo quruxda degankooda ka muuqata ha ilaashadaan
Ciise iyo gadabuursina waa tol walalo ah oo illahay meel ku wada abuuray wax walo dhaca kala guurimaayaan
Madaxda dhaqankee labada beelood waxa waajib diiniyana ku ah inay dadkooda nabada iyo wanaaga ugu baaqaan wixii dhiig keenayana laga fogaado ciidamada dalkoode amniga sugayana lala shaqeeyo
Tolow raga dumarka ka dhex hanjabaya xagee joogeen maalmahan
Miyanay gadhcasta iyo duqaytida ka waraysan colaadi waxay tahay iyo halki somaliland laga keenay
21/10/2025
Suldaanka guude beelaha Habaryoonis suldaan cismaan suldaan cali suldan madar iyo wafti balaadhan oo madaxdhaqameedka belaha Garxajisa ayaa ku wajahan caasimada gobolka sanaag ee ceerigaabo.
Waftiga ayaa qayb ka noqonaya nabada gobolka sanaag
18/10/2025
Urursuge igusoo orod maaha iyadoo muuse ismacilba warku gaadhin iyo habaryoonis bari oo dhan Urursuge sharafkoda iyo degankodaba waa difaacdeen hartina wa isaga filnaadeen
Hartiyaw nabad iyo colaadi meel ma wada galaane labada mid laabta usiidaaya shalayba wataa siyaad barre soo raacden buna namaydan amaahin tii idinka racadayna watay diiwanla somalida gashay
Nabad iyo colaad midun kusoo heshiiya ✍️
Ciyaar dhaqameedka belaha Habaryoonis bari
01/08/2025
Deegaamada ka Degan tahay Gobolka
1: Caynaba
Oog
Badwayn
Cagaciid
Sool qorijab
Muqlada
Cadaada
Maraajabay
Dhuyuc-dhuuban
Geeleeg
Wadhka
Jidhaan buul
2: Xudun
Shimbiraale
Kurcad
Docosha
Togga
Sabawanaag
Ceel-lahelay
God-dheere
bohol
Dhaban
Shoodhe
Kaam-dirir
Shuruf
Iyo Dogoble
Intaasi waa Magaalooyinka
Dhul daaqsimeedka ay Habaryoonis ka Degro Gobolka Sool
Cadceed sixun
Gagaboodka
Marqacado
Salal
Mataanaha
Karamaan guran
Bancade
Baqaslay
Higlo kalajeex
Barda-qubane
Dhuudimo
Cariska
Mamac-gaaban
Ceel-xume
Ceegaag
Gobka goolka
Daarsay
Taar Tv
31/07/2025
Sandaladii guude Habaryoonis
Suldaan maxamed suldan xirsi qani
Suldaan cismaan suldan cali suldan madar
25/07/2025
Dabka iyo hadaanaan lahayn diinta iyo Geela
Oo naan dagaalamin sidii Dawladii Ruushka,
Dadku nama Ciseeyeen sidii dahabkii baarayse
Militariga diintaanu nahay ee meera dibadaha e
Mana diirno jeeroo birgaydh Akhiro u daadago e.
Ninkii daris wanaag diidanoow dan iyo yeelkaa.
Abwaan Abdi Warsame Baanje ( Abdi- Gahayr AHN)
"Gaashaamo Mashruuca Tamarta Cadceeda Laga Dhaliyo Oo meel Fiican Maraya
Taatikhda wa marki u horaysay ee degmada gaashaamo yeelanayso koronto 24 saac shaqaynaysa
Santarka cali jamac degmada gaashaamo
