iibiye collection group icg
waa ganacsi xor ah ku iibgayso ama iskaga iibgay
15/07/2022
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saaka u amba-baxay Dalka Kenya ka dib casuumaad uu ka helay Madaxwayne Uhuru Kenyata.
Madaxweynaha ayaa dhiggiisa dalka Kenya Mudane Uhuro Kenyata la yeelan doona wadahadallo ku saleysan sidii loo xoojin lahaa iskaashiga iyo xiriirka soojireenka ah ee ka dhexeeya labada dal, iyadoo ay ka wada xaajoonayaan xal u helidda caqabadaha isbeddelka cimilada, abaaraha, amniga iyo dhaqaalaha.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ahmiyad gaar ah siinaya in danta shacabka Soomaaliyeed lagu raadiyo iskaashi iyo wax wada qabsi, taas oo horseedaysa horumarinta hannaanka iskaashi ee labada dowladood iyo danaha isku dhafan ee ka dhaxeeya labada shacab ee dariska ah, adkeynaysana xasilloonida, horumarka iyo wada-noolaanshaha shucuubta Gobolka.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa inta uu ku sugan yahay Nayroobi waxa uu kulammo kala duwan la qaadan doonaa Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalkaas, si uu uga xog wareysto xaaladdooda iyo duruufaha ku xeeran, isagoona ka dhageysan doona talooyinka iyo tilmaamahooda ku aaddan horumarka iyo xasilinta dalka.
Kusoo dhawaw iibiye collection group
mahad sanid
12/05/2022
Musharax madaxwayne Xasan Cali Khayre waa mid ku adag fulinta balanqaadyada iyo fulinta balmaha.
12/05/2022
Musharax madaxwayne Xasan Cali Khayre waa mid ku adag fulinta balanqaadyada iyo fulinta balmaha.
public TV
Wuxuu Iska Iibiyey Gurigiisii Si Uu Xaramka U Tago Laakiin Allaah Swt Ayaa Umadii Oo Dhan U Sakhiray.!
26/04/2022
๐
ฐ๏ธ๐๐จ๐จ๐๐ญ๐ -ใMuqdisho/
๐
ฑ๏ธ ๐ก๐ผ๐ผ๐ฐ๐ฎ - ใfuusto
๐๐๐ข๐ข๐ฆ๐๐ก๐ -ใ$30 ka faideyso
โ๏ธ ๐ก๐ฎ๐ด๐ฎ ๐๐ผ๐ผ ๐๐ฎ๐ฐ-ใ0682083451
โ
๐๐๐๐ข๐๐๐ก ๐๐๐๐๐ก๐ ๐๐ค๐ค ๐๐๐ง๐๐๐ง ๐๐๐๐ฉ๐จ๐ฅp
https://www.me/252615501324
โ
๐๐ฎ๐ฟ๐ฏ๐๐ป๐๐ฎ:-Accoun *789*631527*00 #
NASOO RAAC OO LINKIGAAN KU DHUFO
iibiye Collection Group icg
26/04/2022
๐
ฐ๏ธ๐๐จ๐จ๐๐ญ๐ -ใMuqdisho/
๐
ฑ๏ธ ๐ก๐ผ๐ผ๐ฐ๐ฎ - ใcaag 1000 lir
๐๐๐ข๐ข๐ฆ๐๐ก๐ -ใ$200 ka faideyso
โ๏ธ ๐ก๐ฎ๐ด๐ฎ ๐๐ผ๐ผ ๐๐ฎ๐ฐ-ใ0682083451
โ
๐๐๐๐ข๐๐๐ก ๐๐๐๐๐ก๐ ๐๐ค๐ค ๐๐๐ง๐๐๐ง ๐๐๐๐ฉ๐จ๐ฅp
https://www.me/252615501324
โ
๐๐ฎ๐ฟ๐ฏ๐๐ป๐๐ฎ:-Accoun *789*631527*00 #
NASOO RAAC OO LINKIGAAN KU DHUFO
iibiye Collection Group icg
