Dayah Omar

Call Directions Website Contact the organization

Dayah Omar Member of the Federal Parliament of Somalia. Xildhibaan Golaha Shacabka

Hal booli ah nirig xalaal ah ma dhasho.!
27/07/2026

Hal booli ah nirig xalaal ah ma dhasho.!

19/07/2026

Spain!

Waxaan hambalyo leeyahay mudane Liibaan Ahmed  Hassan oo caawa la isku raacay inuu qabto Hoggaanka Galmudug.Sooyaal caaf...
27/06/2026

Waxaan hambalyo leeyahay mudane Liibaan Ahmed Hassan oo caawa la isku raacay inuu qabto Hoggaanka Galmudug.

Sooyaal caafimaad qabo iyo sugnaan gaar ah ayuu ku suntan yahay, runtiinna waa shakhsigii ugu mudnaa ee lagu aamini lahaa hoggaanka Galmudug.

Dhab ahaan, halgan dheer oo qodxo badan ayaa la soo maray, si loo gaaro habeenkaan sharafta badan ee Liibaan Ahmed Hassan loogu doortay Musharaxa xisbiga Cadaaladda & Wadajirka.

Anagoo dhan madaxaa nafuran.!
27/06/2026

Anagoo dhan madaxaa nafuran.!

Soo dhawow Wasiir Sadad Mohamed Nur Caliyow   waxaa mudan tahay Guddoomiyaha baarlamaanka .
11/06/2026

Soo dhawow Wasiir Sadad Mohamed Nur Caliyow waxaa mudan tahay Guddoomiyaha baarlamaanka .

09/05/2026

Kuwa fowdada ku baaqaya, ee caruurtooda fogeystay cidna k**a dhageysaneyso inay shacabka Muqdisho dhibaato u horseedaan.

Ciwaankoodu waa “ Muqdisho nala burburiya” , laakiin waxaa leeyahay shacabku intaasi waa ka caqli badan yahay. Waana wadaniyiin dalkooda difaacanaya.

07/05/2026

Qoorqoor ka joog meeshaasi, waa la socotaa jid kaama jiree!

Farxad weyn ayay ii aheyd inaan maanta qeyb ka ahaado munaasabadda caleemo-saarka & caano shubka Ugaaskeenna oo aheyd mi...
25/04/2026

Farxad weyn ayay ii aheyd inaan maanta qeyb ka ahaado munaasabadda caleemo-saarka & caano shubka Ugaaskeenna oo aheyd mid milgo weyn ku leh bulshada Soomaaliyeed iyo reer tolkey.

Dadaal dheer kadib maanta ayaa Allaah inoo fududeeyay gundhigga caano-shubka Ugaas Abdirizak Ugaas Abdullaahi Ugaas Haashi Ugaas Faracadde Ugaas Muumin.

Guud ahaan martida, salaadiinta, madaxda qaranka & qof kaste oo ka soo qeyb-galay munaasabaddaasi maamuuska leh waan u mahad-naqayaa.

Ugaaskanna waxaan leeyahay Hambalyo, Allaah ha kuu fududeeyo mas’uuliyadda weyn ee aad u qaaday qaraabada & qarankaba

14/04/2026

Anaga ma Cidbaa Guri-kiro ah kaga jirnaa?!

April 14/2026Shidanaaba Shidan.!
14/04/2026

April 14/2026

Shidanaaba Shidan.!

Address

Airport Street, Wadajir Distract

252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dayah Omar posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Dayah Omar:

Shortcuts

  • Want your organization to be the top-listed government service?

Share