Mohamed Qoslaaye

Vägbeskrivning Webbplats Kontakta organisationen

Mohamed Qoslaaye I am an independent journalist, I cover political issues and focus on breaking news

02/11/2026

DEG DEG: Ciidamada AMISOM ayaa isaga baxay magaalada Baraawe, iyadoo dowladda Soomaaliya ay halkaas geysay ciidamo milatari oo dheeraad ah si ay ula wareegaan sugidda amniga magaalada.

DEG DEG: Labo wiil oo dhalinyaro ah ayaa goordhow miino kula kacday deegaanka xeebeedka Faax, xilli ay ku sii jeedeen de...
01/11/2026

DEG DEG: Labo wiil oo dhalinyaro ah ayaa goordhow miino kula kacday deegaanka xeebeedka Faax, xilli ay ku sii jeedeen degmada Waasil, kana soo ambabaxeen degmada Xarardheere ee koonfurta gobolka Mudug.
Alle ha u naxariisto marxuuminta, ehelkoodana samir iyo iimaan haka siiyo.

DEG DEG: Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Aadan Madoobe, oo maanta xiray tuutaha milatariga ayaa amarro la xiriira dagaalka...
01/11/2026

DEG DEG: Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Aadan Madoobe, oo maanta xiray tuutaha milatariga ayaa amarro la xiriira dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab iyo maleeshiyaadka Laftagareen siiyay saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa Koonfur Galbeed.

Maxay kula tahay

Nin kaan dhalinyarada Ah Ayaa Hadda Lagu Toogtay Degmada Karaan Asigo dhulkiisa difaacanaayoAllah u Naxariisto
01/11/2026

Nin kaan dhalinyarada Ah Ayaa Hadda Lagu Toogtay Degmada Karaan Asigo dhulkiisa difaacanaayo

Allah u Naxariisto

31/10/2026

Caawa waxa idinka Soo salaama Degmada Xarardheere koofurta Goballka Mudug

31/10/2026

Waxaa maanta magaalada dhuusamareeb lagu so dhaweeyay musharaxaad Xildhibaan Ayaan Bulbulo oo ah musharaxada ugu saameynta badan 2026 bulshadana ay ku han weyn yihiin hogaankeda.

31/10/2026

Warar ayaa sheegaya in ciidamada Mareykanka ay ka baxeen Ballidoogle, iyadoo ciidamada Turkiga la filayo inay la wareegaan saldhigga.

Guul Soomaaliyeed oo mudan hambalyo! 🇸🇴🏅Waxaan hambalyo u dirayaa maamulka iyo shaqaalaha Asal Hair & Skin Clinic, oo Ni...
30/10/2026

Guul Soomaaliyeed oo mudan hambalyo! 🇸🇴🏅

Waxaan hambalyo u dirayaa maamulka iyo shaqaalaha Asal Hair & Skin Clinic, oo Nidaamka Maareynta Tayadooda lagu aqoonsaday ISO 9001:2015.

Waa tallaabo muhiim ah oo ka tarjumaysa dadaalkooda ku aaddan nidaam shaqo oo hufan, daryeelka bukaanka iyo horumarinta joogtada ah ee adeegyada.

Waxaan ku faraxsanahay inaan arko xarun Soomaaliyeed oo horumar ka samaynaysa adeegyada timaha iyo maqaarka, kuna dadaalaysa hirgelinta heerar caalami ah.

Hambalyo Asal guushan ha idiin noqoto dhiirrigelin aad ku sii xoojisaan tayada iyo kalsoonida bulshada. 💙

DEG DEG Deegaanka Madhooy ee gobolka Hiiraan waxaa saaka ka socda dagaal u dhexeeya Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed i...
30/10/2026

DEG DEG Deegaanka Madhooy ee gobolka Hiiraan waxaa saaka ka socda dagaal u dhexeeya Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Khawaarijta AS Dagaalka ayaa billowday aroornimadii saaka.

Guul ayaan u rajaynaynaa Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

28/10/2026

Nin 70 jir ah ayaa la sheegay inuu ku geeriyooday hoteel ku yaalla Muqdisho, kadib markii uu qaatay kaniini kicinta galmada ah xilli ay cimiladu kululayd. Marxuumka waxaa la joogtay haweeney 50 jir ah.

Kulankii la filayay inuu noqdo Classical Game ayaa la sheegay inuu isu beddelay dhacdo murugo leh oo dhimasho ku dhammaatay.

Alle ha u naxariisto labada marxuum, eheladooda samir iyo iimaan Allah haka siiyo.

Adress

Askebykroken 14
Stockholm
16364

Aviseringar

Bli först med att veta: vi skickar ett mejl när Mohamed Qoslaaye publicerar nyheter och kampanjer. Din e-postadress används inte till något annat, och du kan avsluta prenumerationen när som helst.

Kontakta Organisationen

Skicka ett meddelande till Mohamed Qoslaaye:

Genvägar

Dela

Statliga Tjänster i närheten