Dugsigan waa dugsi dawli ah waxaana la asaasay 1972. dugsigani waa Hooyada Wax-barashada Degmada Dhahar. Waa dugsi ay ka hawl galaan macalimiin Waayo arag ah oo khibrad leh.