GAALKACYO DISTRICT- PUNTLAND
Xaafadda Siinaay ee Degmada Galkacyo waa xaafad leh taariikh, sharaf iyo sumcad ku dhisan wadajir, nabad iyo horumar joogto ah. Xaafaddu waxay astaan u tahay bulsho isku duuban oo ku dhisan is-ixtiraam, iskaashi iyo horumarinta deegaanka ay ku nool yihiin