Hon Mohamed Dalmar Yonis

Hon Mohamed Dalmar Yonis

Share

𝗪𝗮𝘅 𝘄𝗮𝗹𝗯𝗮 𝗸𝘂 𝗠𝗮𝗵𝗱𝗶 𝗮𝗱 𝗵𝗮𝘆𝘀𝗮𝘁𝗼.

18/12/2025
17/12/2025

Macalinku waa hagaha jiilka soomaaliyeed.

17/08/2025

𝗗𝗵𝗮𝗹𝗶𝗶𝗹 𝗶𝘆𝗼 𝗕𝗼𝗴𝗮𝗮𝗱𝗶𝗻 𝘅𝗶𝗹𝗱𝗵𝗶𝗯𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮.

𝘔𝘶𝘥𝘢𝘯𝘦 𝘟𝘪𝘭𝘥𝘩𝘪𝘣𝘢𝘢𝘯 𝘸𝘢𝘹𝘢 𝒌𝒖 𝒅𝒉𝒂𝒍𝒊𝒊𝒍𝒂𝒚𝒂 𝘴𝘩𝘢𝘤𝘢𝘣𝘬𝘪𝘪 𝘬𝘶 𝘴𝘰 𝘥𝘰𝘰𝘳𝘵𝘢𝘺 𝘢𝘥𝘯𝘢 𝘬𝘶 𝘮𝘢𝘵𝘢𝘭𝘢𝘺𝘴𝘢𝘺 𝘬𝘶𝘳𝘴𝘪𝘨𝘢 𝘵𝘪𝘪𝘳𝘴𝘪𝘨𝘪𝘪𝘴𝘢 𝘺𝘢𝘩𝘢𝘺 𝗛𝗼𝗽085
𝘮𝘶𝘥𝘢𝘯𝘦 𝘹𝘪𝘭𝘥𝘩𝘪𝘣𝘢𝘢𝘯 𝘒𝘶𝘳𝘴𝘪𝘨𝘢𝘢𝘯 𝘸𝘢𝘹𝘢 𝘶𝘶 𝘯𝘰𝘲𝘥𝘢𝘺 𝘮𝘪𝘥 𝘢𝘢𝘯 𝘭𝘰𝘰𝘨𝘶 𝘧𝘢𝘢𝘪𝘥𝘢𝘺𝘯𝘪𝘯 𝘴𝘩𝘢𝘤𝘢𝘣𝘬𝘪𝘪 𝘢𝘥 𝘬𝘶 𝘮𝘢𝘵𝘢𝘭𝘢𝘺𝘴𝘢𝘺 𝘰 𝘢𝘥 𝘶𝘨𝘶 𝘧𝘢𝘢𝘪𝘥𝘢𝘺𝘴𝘢𝘺 Dano Gaar ah.

𝗗𝗵𝗮𝗹𝗶𝗶𝗹

𝘔𝘶𝘥𝘢𝘯𝘦 𝘹𝘪𝘭𝘥𝘩𝘪𝘣𝘢𝘢𝘯 𝘸𝘢𝘹𝘢 𝘭𝘢𝘨𝘶 𝘥𝘩𝘢𝘭𝘪𝘪𝘭𝘢𝘺𝘢 𝘮𝘢𝘵𝘢𝘭𝘢𝘢𝘥 𝘹𝘶𝘮𝘢𝘥𝘢 𝘪𝘺𝘰 𝘥𝘢𝘺𝘢𝘤𝘢 𝘩𝘢𝘺𝘴𝘵𝘢 𝘴𝘩𝘢𝘤𝘢𝘣𝘬𝘪 𝘢𝘥 𝘬𝘶 𝘮𝘢𝘵𝘢𝘭𝘢𝘺𝘴𝘢𝘺 𝘬𝘶𝘳𝘴𝘪𝘨𝘢.

ΔΔ𝑾𝒂𝒙𝒂𝒂𝒏𝒂 𝒍𝒂𝒈𝒖 𝒅𝒉𝒂𝒍𝒊𝒊𝒍𝒂𝒚ΔΔΔ

✦Inuu ka leexday ballan-qaadkii doorashada.

✦Inuu kursiga ku ilaaway shacabka iyo codkooda.

✦Inuu ka door biday dano gaar ah iyo xiriir siyaasadeed oo shaqsi ah.

𝗕𝗼𝗴𝗮𝗮𝗱𝗶𝗻
𝘮𝘶𝘥𝘢𝘯𝘦 𝘹𝘪𝘭𝘥𝘩𝘪𝘣𝘢𝘢𝘯 𝘸𝘢𝘹𝘢 𝘢𝘯 𝘬𝘶𝘨𝘶 𝘣𝘰𝘨𝘢𝘢𝘥𝘪𝘯𝘢𝘺𝘢 𝘪𝘯𝘢𝘥 𝘥𝘩𝘢𝘨𝘢𝘺𝘴𝘵𝘪𝘥 𝒅𝒉𝒂𝒍𝒊𝒊𝒔𝒉𝒂 𝘴𝘩𝘢𝘤𝘢𝘣𝘬𝘪𝘪 𝘢𝘥 𝘬𝘶 𝘮𝘢𝘵𝘢𝘭𝘢𝘺𝘴𝘢𝘺 𝘬𝘶𝘳𝘴𝘪𝘨𝘢.

13/08/2025

Dareen hooyanimo

13/08/2025

I've just reached 300 followers! Thank you for continuing support. I could never have made it without each one of you. 🙏🤗🎉

12/08/2025

Madaxweyne Soomaaliya Mudane Dr. Hassan Sheikh Mohamud o iska diiwaangeliyey goobta codbixinta ee dagmada warta nabada.

12/08/2025

Madaxweyne Xasan Shiikh ayaa isu diwaangeliyey doorashada qof & cod ee dooneyso in ay dalka ka qabato DFS – xilli uu berri la ballansan yahay mucaaridka oo doonaya in uu ka laabto wax-ka-beddelka dastuurka iyo doorashooyinka tooska ah.

12/08/2025

Madaxweynaha Dowlada Mudane Dr. Hassan Sheikh Mohamoud oo qaatay card codeynta.

12/08/2025

Salaado waa cibaado ajir lagu raadinayo Janno.

Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Showriga Street
Mogadishu
252