Maxamed Caynsane

Maxamed Caynsane

Share

Mohamed Ahmed yasiin. Is Somali senior Political Analysist|Diplomatic Expert|Researcher|📚📖

27/12/2024

Axmed madoobe caruurtiisa iyo ehelkiisa siyaasada jubbaland wuu ka fogeeyey waa hadal sax
Sidaan filaya
Lkn waxa marag madoonta ah in somaliyadii lawada lahaa ay ku ururtay qoska xasan shiikh

27/12/2024

Aamindeeh

27/12/2024

Cali Yare Cali Gadoomiye h**e
Ciidan baa leenahay iyo cali gaduud ma tagi karno kala reeba oo hadaa ciidan haysataan bal Ilaa jowhar iyo xamar isku fura oo nabad ku mara H.E Said Abdullahi Deni caluula iyo mudug safar dhu lug ah midkasta wuu kumari karayeeh

31/10/2024

Kuwii hubka aad udhiibteen baanu aragnayeeh saa waa wiil yar oo shalay aniga magan galyo ila joogay
Waad helaysa jawaabtada hadaad timaado goobaha raga
Ina Cabdisalaan Germany

30/10/2024

Marka la duceesanaayo Waa la niyeestaa ayaa la yiri amuu mahad marka loo duceenayay niyada ku haayay iyadoo mudo kordhin la sameeyay

Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Mogadishu