Maamo Habibo Hassan

Maamo Habibo Hassan

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Maamo Habibo Hassan, Housing assistance service, Bakaro, Mogadishu.

12/03/2026

Agoon dayacan aya nahay Aabe haduu noolaan lahaa gaajo iyo nafaqo daro nama disheen hoyadeen waxbo mahaysto caruurtino kala nahay noo naxarista ayu dhahay 😭😭😭😭😭 Alle dartis ku caawi share garey muqalka Si Muxsinin Caawisa U Arkaan kala xariir 0614446139

07/03/2026

Abahod waa xanunsanyahay hoyadood waxba mahaysato wa gaajaysan yahiin waxa awoodo ki caawi kala 0615028371

07/03/2026

Alle dartis kusadaqeyso waxa awoodid share gareyo si asxaabtada ucaawiyan

07/03/2026

Hooyo somaliyed inay la rafadsantahay nolosha waalidkeed iyo caruurteda agoon ah ayado saxuuran ay Samantahay Afurna mahaysato ku caawi inta awoodid

07/03/2026

Waxan ahay hooyo haysato dhowr caruur ah abaha dhalay ilmahan 4sano naagu dambeysay meel uu joogo magaranyno shimbiraha, dameeraaha iyo eeyaha ayaan wax lacunaa iyo cuntoyinka hambada laso tuuray ayaan qudana, waa hooyo lagu dayacay caruurti waxbana aana u awoodin fadlan Hadii aadan waxbo u awoodin muqalkan meel dheer gaarsi
kala xariir +252614522297 Deeqo Adan Xasan

07/03/2026

Geed Talalkas hadu karsami laha way ukarin lahay caruurta Gaajada Hayso Dabkooda Dansan Walal kusadaqeyso waa bil Ramadan waxa awodo 0.5$ 1$ 5$ sadaqo yaran malahan Share gare muqalka ajar laga hela kala xariir 0614287162

07/03/2026

Wuxu la oynaya Waa Gaajo asago soman Afurna ma haysto waa bil ramadane dhibka haysta Ilahaow kasaar walal 1 dolar ay afur kugatan ayay nawaydisteen aan ka duceysano Alle swtc Ajar haka siyo kala xariir 0611175090

05/03/2026

Wa Ay Somantahay Alle Dartis Ku Sadaqeyso Waxa Awoodo 1$ 10$ ka Duceyso Waa Hooyada oo Kale nafaqo Daro iyo Gaajeey la ildarantahay
kala xariir hooyo Nuura Mohamed
+252619407330

Telsom Zaad: *880*0619407330*Lacagta #

Golis Sahal: *883*0619407330*Lacagta #

Share garee Faafi si aad u heshid ajarka kan wax sadaqeestay

04/10/2025
Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Culinary Team

Attire

Telephone

Website

Address


Bakaro
Mogadishu
252