Xisbiga socod official

Xisbiga socod official

Share

Ku soo dhawow bogga rasmiga ah ee Xisbiga SOCOD. Fadlan xubin ka noqo Xisbiga adigoo galaya website-k

04/01/2024

WAR-MURTIYEED KUWAJAHAN HESHIIS KUSHEGA ITOOBIYA&SOMALI LAND 3/1/2024 Xisbiga socod official HALKAN HOOSE KA "AQRI

Photos from Xisbiga socod official's post 10/11/2023

(HALKAN KA AQRI WARBIXIN KOOBAN OO KUSAABSAN XISBIGA DAMIIRKA SOOMAALINIMADA IYO HORUMARKA SOCOD)KUDHUFO XOGTA KUXUSAN WARAAQADAHAN)

23/10/2023

Waxaan kugu soo dhaweyneena inaad nagula so biirto Xisbiga socod official Xisbiga Socod wa Xisbiga umada somaliyeed halkan waana bogeena Rasmiga ah oo, aan kuso gudbin doon no dhamaan warbixinada documents ka horumarka Xisbiga Socod official.

Xisbigan waxa uu ,ufuran yahay dhamaan umada soomaliyeed ee aynu nahay isku diinta isku afka isku dhaqanka nahay

waxaadna awooda inaad sitoos ah ugu so biirto Adigo si fudud uraacayo website saaran official page keena waxi faah faahin ah nagala xariiir isla halkan mahadsanid welcome 🙏

Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00