Xisbiga Mideynta Soomaali Weyn

Xisbiga Mideynta Soomaali Weyn

Share

It is a political party that advocates for the unity of the Somali nation.

26/06/2024
19/06/2024

Soomaali ma dhama intii ay ka maqan tahay Soomaali Galbeed.

17/06/2024

Weliga yaa laga dhaadhicinin soomaali weyn waxan aheyn walaal qaali, waan kala fognahay waa sax balse ciyaarta weli meysan dhamaan, oo weli fursad ayaan heysana oo aan ku midowi karno, qaran awood lehna aan ku dhisan karno, soomaali soomaali baa leh walaal.

17/06/2024

13 maalmood ka dib markey taariiqda ku beegan tahay 1da bisha Luuliyo waa maalinkii aad u qiimo badan oo sababto ah waa malinkii. Goboladda Koonfureed Soomaaliya ay iska ceeriyeen gumeystihi Talyaaniga, sido kale waa maalinkii ay midoobeen, Goboladda Koonfureed iyo Kuwa Waqooyi ee Soomaaliya. Sidaa awgeeda waxan halkan hambaliyo qadarin iyo kalgacal ❤️ leh ooga diraaya dhaman umadda soomaaliyeed:

Soomaalida Koonfureed.
Soomaalida Waqooyi.
Soomaalida Galbeed.
Soomaalida Waqooyi Galbeed
Soomaalida Koonfur Galbeed

17/06/2024

9 maalmood ka dib taariiqda markey beegan tahay 27ka bisha June, waa maalinkii Goboladda Waqooyi Galbeed Soomaaliya (Jabuuti) ay ka xurooben cadawgii faransiiska. Sidaa awgeeda waxan halkan hambaliyo qadarin iyo kalgacal ❤️ ku dheehan ooga diraaya dhaman soomaali weyn:

Soomaalida Waqooyi Galbeed.
Soomaalida Waqooyi.
Soomaalida Galbeed.
Soomaalida Koonfureed.
Soomaalida Koonfur Galbeed.

17/06/2024

8 maalmood ka dib waxey ku beegan tahay Maalinta Madax-bannaanida Goboladda Waqooyi soomaaliya, waa xus sanadle ah iyo ciidaha guud ee Waqooyi iyo Konfurta Soomaaliya oo lagu xuso ku dhawaaqistii madax-bannaanida ee Juun 26, 1960. Waxan halkan hambaliyo qadarin iyo kalgacal ku dheehan ooga diraaya dhaman soomaali weyn:

Soomaalida Waqooyi.
Soomaalida Koonfureed.
Soomaalida Galbeed.
Soomaalida Waqooyi Galbeed.
Soomaalida Koonfur Galbeed.

Photos from Xisbiga Mideynta Soomaali Weyn 's post 17/06/2024
Want your business to be the top-listed Government Service in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Mogadishu