Samowadde

Directions

Samowadde Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Samowadde, Social service, 144, Birmingham.

Madaxweyne muuse soo laabashadiisu waa baabiinta Somaliland inta hadhay.Soo noqoshada maanta madaxweyne iyo cida taagers...
16/10/2024

Madaxweyne muuse soo laabashadiisu waa baabiinta Somaliland inta hadhay.

Soo noqoshada maanta madaxweyne iyo cida taagersani ina leeyihin wa soo laabanayaa wa habartii xaabada guri kari wayday ee tidhi in kale iigu dara .
Waxa bisha Novenber dhamaanaya 7 sano , oo madaxweyne muse aha madaxweynaha Somaliland , waxana uu madax ka noqday wadan midaysan oo xuduudihiisu sugan yihin ila Tuko-raq mantana waxa la jooga Oog .

Haday xooga iyo in mujaahid uu yahay oo manta sababta ay qaar badan oo taageersane ku doodaan waa wadani dal jecel wax tarayo maxaa sababay mays waydiiyeen , mana is waydiiyeen waxa uu 7 sano qaban waayay hadii la doorto wuxu soo kordhin karo , oo aan ahyn baaba somaliland oo markhaati ka ahaano .

Waxa ficn cidkasta oo jecel jiritanka somaliland iyo in bulshadu iyo wadanku sii jiraan in laga badbaadiyo inta hadhay lagana shaqeeyo midnimada iyo walalaynta bulshada aan haysan wax daryeel ah lana daalacaysa dhibaatooyinka bulsho ee maciishada iyo sixir bararku kow ka yahay lana taageero isbedelka lana tijaabiyo kulmiye h**e aya loo arkee .

Hadana manta wa malintii laga shaqayn lahaa arintaas oo la dhaafi laha caadifada iyo kan aya reer hebel ah oo lana eegi lahaa maslaxada dal iyo dadka awoodana laysugu gayn lahaa isbedelka .

Address

144
Birmingham
B111RD

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Samowadde posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category

Nearby government services