Mohamed Galaydh

Directions Contact the organization

Mohamed Galaydh Kala soco Warar Sugan- Warbixino Iyo Barnaamijyo Kala duwan

14/11/2026

Taliyaha Qaybta 26aad Ee CXD Gobolka Sanaad

WASIIRKA ARRIMAHA GUDAHA OO SAMEEYEY XIL-KA-QAADIS IYO MAGACAABIS CUSUB.Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka ...
14/11/2026

WASIIRKA ARRIMAHA GUDAHA OO SAMEEYEY XIL-KA-QAADIS IYO MAGACAABIS CUSUB.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Dowladda Waqooyi Bari, Mudane Axmed Cali Yakhle, ayaa Sameeyey Xil-ka-qaadis iyo magacaabis cusub, isaga oo ka duulaya Qorshaha horumarinta, tayeynta iyo Xoojinta awoodda Xoghayeyaasha Degmooyinka.

Tallaabadan ayaa qayb ka ah dadaallada Wasaaradda ee lagu Xoojinayo hufnaanta Maamulka, kor u qaadista tayada adeegyada bulshada, tayeynta awoodda shaqo ee Dowladaha hoose iyo dardargelinta geeddi-socodka horumarinta Degmooyinka.

Wasiirka ayaa Masuuliyiinta cusub kula dardaarmay inay Waajibaadkooda u gutaan si hufnaan, daacadnimo iyo karti leh, isla markaana ay mudnaanta siiyaan dardargelinta adeegyada bulshada iyo horumarinta hawlaha maamulka degmada, si loo Xaqiijiyo horumar muuqda iyo Maamul hufan.

13/11/2026

Rag waaweyn, Wasiir Cabdiqani Hiirad iyo Madaxweyne H**e Karaash

13/11/2026

Isbedelka Beeraha Degmada Kalabaydh Ee Gobolka Sool

13/11/2026

Warbixin kooban Degmada Kalabaydh Ee Gobolka Sool

13/11/2026

Kalabaydh Sool, Waqooyi Bari

13/11/2026

Wasiirka Amniga Dawladda Waqooyi Bari ayaa Cutubyo ka tirsan Ciidanka Qaybta 26aad Tababar uga furay Gobolka sanaag

13/11/2026

Ciidamadi qayba 26aad ee degmada Dhahar ayaa saaka soo gaaray xerada taliska qaybta 26aad ee gobalka sanaag.

11/11/2026

Sheekada h**e ma u maqashay?

11/11/2026

Soomaali waa mid : Madaxweyne Abdikadir Ahmed Aw Ali oo qaabiley Liiban Al cadaala

Address

Laascaanood
LA

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamed Galaydh posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Mohamed Galaydh:

Shortcuts

Share