Saar Media

Call Directions Website Contact the organisation

Saar Media Kuso dhawo TV caalamiga aah ee Saar media. kala soco warbahinta calaamka ee adiga oo jogo goobtada aad ku sugantahay.

31/10/2026

Waajib kasta, Ilaahay baa ka weyn. ❤️

Muuqaalkan wuxuu ka mid ahaa booqashol lagu tagay deegaanno badan oo ka tirsan Galmudug, waxaana maanta si kadis ah uga helay fb.

Sida aad salaadda u ilaalisay, Alle ha kuu ilaaliyo noloshaada, caafimaadkaaga iyo sharaftaada.

Alle ha ina ka yeelo dadka wanaagga jecel, ku dhaqma, kuna dhiirrigeliya dadka kale. Aamiin. 🤲❤️

Hambalyo iyo bogaadin!Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Mudane Cabdiqani Sheekh Cali Diini oo loo magacaabay Wasiir...
31/10/2026

Hambalyo iyo bogaadin!

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Mudane Cabdiqani Sheekh Cali Diini oo loo magacaabay Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Dib-u-heshiisiinta Dowlad Goboleedka Galmudug.

Cabdiqani waa ganacsade, samafale iyo aqoonyahan muddo ku noolaa gobolka Ohio ee dalka Maraykanka, kana soo jeeda beesha Mareexaan, Reer Diini, Reer Dalal.

Waxaan Alle uga baryayaa inuu u fududeeyo xilka culus ee loo igmaday, kana dhigo wasiir ku suntan cadaalad, daacadnimo, midnimo iyo horumar. Waxaan rajaynaynaa inuu kaalin muuqata ka qaato dib-u-heshiisiinta, nabadaynta iyo dowlad-dhiska Galmudug.

Hambalyo Wasiir Cabdiqani, xilkaagana Alle ha kula garab galo.

31/10/2026

Cidaanka agoon 3 maalin ayeey soo socdeen ugu dambeyn waa iskeneen.

31/10/2026

Taariikhda ninkii aas-aasay dawlad deegaanka Soomaalida , ee loo yaqaanay Libaaxii caqliga badnaa

31/10/2026

Waxa lagu dalka ingiriska,
Gudomiyihii Jaaliyada Somaliland ee BIRMINGHAM Abdilahi Fariid ayaa la diley.
ilaahay Naxariistii Jano Ha Ka Waraabiyo Dhamaanteen Samir iyo iimaan ha inaga Siiyo.
Aaaaaaamiin

Deeganada?
30/10/2026

Deeganada?

28/10/2026

Shacabka oromada ah ee inagu dhax nool ina taabto waa ceeb wayn iyo dhaqan aan lagu aqoonin soomaalida .

Waxan nahay dad gob ah oo lagu yaqaano Ixtiraam iyo marti soor ee ma nihin dad wuxuush ah .

Dagaalka ka socda mooyaale ma ahan mid u dhexeeya Shacabka soomaliyeed iyo shacabka oromo , ee waa mid waji kale leh , fadlan aan ilaalino , Islamnimada, jaarnimada iyo in aan nahay dad walalo ah oo aan Kala maarmin labada shacab ee isku halka dal ah .

FG- muqalada iyo arinka shacabka oromada ah ee aad wareejinaysan waa sumcad dil iyo mid noqon karta in Shacabka soomaliyeed iyo shacabka oromo ee isku dhex nool u samayn karta Kala fogaansho iyo isku dhacyo kale oo samayn ku yeesha wada noolanshaha dadkeena , fadlan fadlan fadlan hala amaan galiyo shacabka masaakinta ah ee inagu dhex nool .

Muxiyediin show

27/10/2026

War deg deg: Moyale oo cawa dagal ka socdo. Somaliyeey isku gurmada

Deg Deg: Xabsiga ayaa loo taxaabay odayaashii shaalay ka hadlay Burco oo garab uu mujiyey walalhooda reer mooyaale.Shaca...
27/10/2026

Deg Deg: Xabsiga ayaa loo taxaabay odayaashii shaalay ka hadlay Burco oo garab uu mujiyey walalhooda reer mooyaale.

Shacabka Somaliland waa shacab gob ah oo Soomaalinimadu ku weyn tahay, balse gobonnimadoodii waxaa wiiqay xukuumad safarro badan iyo siyaasado muran dhaliyay ku mashquulsan.

Address

City
London

Telephone

+46704661024

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Saar Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organisation

Send a message to Saar Media:

Shortcuts

Share